Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Ciidamada Puntland oo qabtay qalab loo waday kooxda AS & dadkii waday

isniin– 04-March,-2024-{HMC} Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Qeybta Gobolka Nugaal ayaa Koontaroolka Galbeed ee caasimadda Garoowe ku qabtay qalab loo waday Kooxaha AS iyo dadkii wadday.

Ciidanka ayaa gacanta ku dhigay qalabka iyo dadkii la socday kuwa oo tiradoodo 5 qof, 4 rag iyo hal haween ah kuwaa oo Hay’adaha amniga la socdeen.

Eedeysanayaasha la qabtay ayaa kala ah,

1;Faisa Cali Maxamed
2;Cabdi Axmed Cusmaan.
3;Haaddi Cumar Cilmi
4;Cabdi Maxamuud Cali
5;Saalax Cabdulqaadit Mahad

Qalabka ay leeyihiin kooxda ayaa kala ah;

1;Gacamo kuwa loo isticmaalo GPS MAP.2;Qalbkaa Caafimaad oo dhamaystiran ( A leukocyte alkaline phosphatase (LAP) – Laboratory
3;Biisooyin Kaashwito
4;Kabo balistig ah.
5;Envactar kuwa solar loo isticmalo. ( Inverter solar energy system)
6;Hal Mobile kuwa qarxa lagu kiciyo. ( An improvised explosive device (IED) Cell Phone)

Lanta barista CID gobolka Nugaal ayaa horay u sii haysay xogta ah inay kusoo fool ledahay gobolka

dadka la qabtay iyo qalabka ay wadeen ku socdeen Buuraha Gobolka Bari, kuwaa oo laga keenay Koonfurta dalka Soomaaliya.

Booliska Qeybta Gobolka Nugaal ayaa eedaysanayaasha iyo qalabka lagu qabtay la horgayn doonaa Laamaha Garsoorka.

Booliska ayaa fariin adag u diraya dhammaan dadka ku hawlan falalka amniga lidka ku ah in tilaabo sharci ah laga qaadi doono, waxaana shacabka Puntland ugu baaqeynaa inay la shaqeeyaan Laamaha amniga si kooxaha AS ah tilaabo sharci ah looga qaado.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA