Tuesday, April 16, 2024
spot_imgspot_img

Dowlada Kenya oo soo bandhigtay Sawirada iyo Magacyada Xubno ka tirsan AS

KHAMIIS-07-March,-2024-{HMC} Dowladda Kena ayaa shaacisay magacyada iyo sawirrada 35 qof oo rag ah , kuwaas oo ku eedeysan inay ka tirsan yihiin Alshabaab.

Xafiiska hay’adda dambi baarista Kenya ayaa ka codsaday bulshada qaybaheeda kala duwan in ay si mutadawacnimo ah u helaan xogo horseedi kara in la soo xiro raggaan la shaaciyay macluumaadkooda.

Kenya ayaa sheegtay eedaysanayaan oo hubaysan ay khatar ku yihiim Amniga dalka Kenya , Waa shabKad Al-Shabaab u qaabilsan qorshaynta iyo Abaabulka weeraradii argagaxiso ee dhimashada badnaa ee dhacay gobolka Lamu iyo deegaanka Boni,” ayaa lagu yiri war kasoo baxay hay’adda dambi baarista Kenya.

Sidoo kale Dawlada Kenya ayaa sheegtay in abaalmarin lacageed oo la taaban karo siin doonta xubin kasta oo dadweynaha ka mid ah oo keena xog lagu kalsoonaan karo oo horseedaysa in la soo xiro Eedeysanayaasha .

{DAAWO MUUQAALKA} Gabay Cajiib ah oo Tiriyay kumaan dooska Gor Gor

Talaado 16 April ,2024 {HMC} Gabay Cajiib ah oo Tiriyay kumaan dooska Gor Gor HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA. https://youtu.be/RhQPlI9Gl04

{DAAWO MUUQAALKA} Cida rasmiga ah ee dishay Drkii iyo Macalinkii Isla dhashay oo la ogaaday.

Talaado 16 April ,2024 {HMC} Cida rasmiga ah ee dishay Drkii iyo Macalinkii Isla dhashay oo la ogaaday. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA. https://youtu.be/RHI3rgquLRE

WARARKA