Tuesday, April 16, 2024
spot_imgspot_img

Madaxweyne Biden oo caawa jeedin doona khudbadda State of the Union

Jimco 8,March , 2024 {HMC} Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa maanta khudbaddiisii sanadlaha u jeedin doona labada gole ee Congress-ka Mareykanka.

Khudbaddan oo loo yaqaan The State of the Union, ayaa ah mid sanad walba bilowgiisa uu mdaxweynaha markaasi kursiga ku fadhiya ka hor jeediyo Congaress-ka, ayaa lagu wadaa inuu Biden uga hadlo, guulaha uu maamulkiisu ka gaaray siyaasadda gudaha, sida uu u maareeyay dhaqaalaha, xakameynta hubka iyo socdaalka.

Khudbaddan oo ah tiisii afaraad ee ugu dambeysa muddo xileedkiisa, ayaa sidoo kale Biden waxaa lagu wadaa inuu kaga hadlo dagaalka bariga dhexe iyo Ukraine.

{DAAWO MUUQAALKA} Gabay Cajiib ah oo Tiriyay kumaan dooska Gor Gor

Talaado 16 April ,2024 {HMC} Gabay Cajiib ah oo Tiriyay kumaan dooska Gor Gor HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA. https://youtu.be/RhQPlI9Gl04

{DAAWO MUUQAALKA} Cida rasmiga ah ee dishay Drkii iyo Macalinkii Isla dhashay oo la ogaaday.

Talaado 16 April ,2024 {HMC} Cida rasmiga ah ee dishay Drkii iyo Macalinkii Isla dhashay oo la ogaaday. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA. https://youtu.be/RHI3rgquLRE

WARARKA