Tuesday, April 16, 2024
spot_imgspot_img

Boqortooyada Sacuudiga Ayaa Sheegtay in beri ey tahay Maalinta 1aad ee bisha Ramadaan

Axad-10-March,-2024-{HMC}  Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijisay in beri oo Isniin ah ay noqoneyso maalinta koobaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan, kaddib markii magaalooyin ka mid ah Sacuudiga laga arkay bisha.

Guddiga culimada ee u qaabilsan Boqortooyada Sacuudiga xaqiijinta bisha Ramadaan ayaa shaaciyay in beri ay tahay Soon ayna caawa bilaabaneyso dukashada salaada taraawiixda.

Qaar kamid ah waddamada caalamka ayaa beri laga soomi doonaa, waxaana waddamada qaar wali wadaan xaqiijinta in beri ay u tahay maalinta koobaad ee bisha Ramadaan.

Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta Soomaaliya ayaan wali war kasoo saarin curashada bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana loo badinayaa in wasaaradda ku dhawaaqdo in beri soon tahay.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 15-04-2024

Isniin 15 April , 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn. Warka waxaa soo jeedinayo :Abdimajiid...

{DAAWO MUUQAALKA} Maxkamada Gobolka Galgaduud Oo Xukun ku Riday Dhalinyaro dilay 2 Wiil oo Walaalo ah.

Isniin 15 April , 2024 {HMC} Maxkamada Gobolka Galgaduud Oo Xukun ku Riday Dhalinyaro dilay 2 Wiil oo Walaalo ah. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA. https://youtu.be/45IjksPRaTE  

WARARKA