Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

SODMA & Qatar Charity oo Muqdisho ka daahfuray Mashruuc afurin ah oo loo sameenaayo dadka dantayar

isniin-11-March,-2024-{HMC} Munaasabadd Kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA, goobjoogna ay ka ahaayeen Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan, Safiirka Dowladda Qatar ujooga Soomaaliya ayaa lagu daahfuray Mashruuc afurin ah oo loo sameenaayo dadka dantayar iyo kuwa barakacyaasha ah ee ku nool gudaha Dalka.

Mashrucaan waxaa iska kaa shanaya SoDMA iyo Hay’adda Qatar Charity, waxaana lagu wadaa in Gargaarkaan la gaarsiiyo 10,200 oo qoys, sidoo kale goobaha gargarkaan la garsinayo waxaa kamid ah xarumaha lagu xanaaneeyo caruurta agoonta ah.

Guud ahaan dalka iyo dalalka Islaamka ayaa maanta laga Soomay maalinta koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan, oo ka mid ah bilaha ugu kheryka badan.

Soomaaliya sanad waliba waxaa afur wadareed loo sameeyaa dadka tabaaleysan, iyada oo hay’adaha ka shaqeeya samafalka iyo kuwa kheyriga ay kaalin wanaagsan ka qaataan afurinta dadka masaakiinta ah.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA