Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Dagaal khasaaro kala Duwan ka dhashay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan.

Axad 14 April , 2024 {HMC} Faah faahina dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyay ciidamada degaanka Macaawisleey iyo Al-Shabaab oo maanta ka dhacay degaanka Beerayabaal oo hoostaga degmada Buuloburte ee gobolka Hiiraan.

Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa yimid, kadib markii ay ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ay weerar ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen Al-Shabaab oo ku aadan agagaarka deegaanka Beerayabaal oo hoostaga degmada Buuloburte.

Wararka ayaa sheegaya in weerarka kadib uu xigay dagaal toos ah oo dhex-maray labada dhinac, waxaana mar dambe dagaalka ku biiray ciidamada Xoogga dalka oo ka amba baxay Buuloburte iyagoo garab siinaya ciidamada degaanka.

Dadka degaanka ayaa soo warinaya in dagaalka uu ahaa mid xoogan isla maraakaana uu jiro khasaara soo kala gaaray dhinacyada ku dagaalamay duleedka degamada Buuloburte walina ay maqlayaan rasaas goos goos ah.

Saraakiisha ciidamada difaaca degaanka Macaawisleey iyo kuwa dowalada Soomaaliya wali wax war ah kama soos aarin dagaalka manta ka dhacay degaanak Beerayabaal ee gobalka Hiiraan

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA