Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Ruushka u ballanqaaday Iran inuu gacan ka siinayo difaaca duqeymaha Israa’iil.

Talaado 16 April ,2024 {HMC} Wargeyska Washington Post ee ka so baxo Dalka mareykanka ayaa goor dhow daahqaaday isagoo xiganaya ilo sirdoon.

Ruushka inuu u ballanqaaday Iran inuu gacan ka siinayo sidii ay isaga difaaci lahayd duqeymaha Israa’iil.

Ballanqaadka Dowladda Ruushka ee wargeyska uu soo bandhigay waxaa ka mid ah nidaamka difaaca S-400 iyo qalab kale oo militari oo ka hortagga inay weerarro ka dhacaan bartilmaamaadyada muhiimka ah

Saraakiisha sirdoonka ee wargeyska Washington Post uu xigtay ay sheegeen in iskaashiga sii kordhaya  Tehran ay la leedahay Moscow inuu xoojinayo awoodda labada dal.

dhinaca jaka Xarunta dhexe ee Difaaca Cirka Dowladda Iran ee Khatam al-Anbia ayaa soo saartay xayiraadaha duullimaadyada caalamiga ah ee galbeedka, waqooyi-galbeed iyo koonfur-galbeed Iran.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA