Wednesday, May 1, 2024
spot_imgspot_img

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 18-04-2024

Khamiis 18 April , 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habeenimo ee Warbaahinta  Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo :: Mustaf Ali Addow

Farsamadii :: Abdirahmaan Moalim Muse

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

{DAAWO MUQAALKA} Meydadka ilaa hadda la la’yahay ayaa gaaraya ilaa 13 ka mid ah dadkii ay doontu kula rogmatay.

Arbaco 1, May 2024 {HMC} Meydadka ilaa hadda la la’yahay ayaa gaaraya ilaa 13 ka mid ah dadkii ay doontu kula rogmatay wabiga Tana...

{DAAWO MUUQAALKA} Taliye xigeenka Booliiska oo kormeer ku tagay Taliska Ciidanka Nabad-galyada Waddooyinka

Arbaco 1, May 2024 {HMC} Taliye xigeenka Booliiska oo kormeer ku tagay Taliska Ciidanka Nabad-galyada Waddooyinka HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA  https://youtu.be/h3X5b2TM9to

WARARKA