{DAAWO SAWIRRADA} Madaxweynaha Hirshabelle oo xariga ka jaray mashaariic laga hirgaliyay Balcad

0
107

Talaado-23-April-2024 {HMC} Madaxweynaha maamulka Hirshabelle iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha dhexe oo dhawaan laga hirgaliyay mashaariic kala duwan, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay maamulka iyo shacabka degmada.

Socdaalka waxaa ku wehliyo Madaxweynaha Hirshabelle xubno ka kala tirsan Golaha Wasiirrada, Barlamaanka Dowladda Hirshabeelle iyo Xildhibaan Cusmaan Xaadoolle oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Soo dhaweyn kadib Madaxweynaha Hirshabelle ayaa xariga ka jaray Garoonka kubbadda cagta ee Dr. Ayuub Jeenyo kaas oo horumar u ah dadka degmada Balcad iyo mashaariic kale oo dhawaan halkaas laga hirgaliyay.

439493434 838804544957418 2891795213347668904 n 1 Cali Guudlaawe8 Cali Guudlaawe7 Cali Guudlaawe6 Cali Guudlaawe5 Cali Guudlaawe4 Cali Guudlaawe3 Cali Guudlaawe2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here