Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Jilaa caan ah oo ku kacay ficil ka yaabiyay dadweynaha Wadanka Turkiga

Arbaco-29, April 2024 {HMC} Jilaa caan ah oo u dhashay dalka Turkiga, Çağlar Ertuğrul ayaa ku kacay ficil ka yaabiyay dadweynaha Turkiga iyo dadkii maqlay, wuxuu iibsaday dhismaha iskuulkii hoose ee uu dhigan jiray , kaddib dhismaha oo dhan ayuu dhulka ku daray, isagoo sheegay inuu uga aargoosanayo jirdil ay iskuulkan macallimiintiisa kula kici jireen yarantiisa.

 

Ertuğrul, oo hadda 37 jir ah ayaa bartiisa Instagram-ka oo ay ku xiran tahay 3.2 milyan oo qof , wuxuu soo dhigay sawirka isagoo dhex taagan burburka dhismaha iskuulka ee uu dumiyay, laakin wuxuu la kulmay falcelin badan oo dadweynaha uga timid oo u sheegaya inuu ku kacay ficil wax dumiyay ee aan waxtar iyo isbeddel lahayn , wuxuuse isku muujiyay qof ku qanacsan waxa uu sameeyay oo u muuqda inuu iska siibay qodax muddo dheer ku taagnayd.

 

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA