Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} TALIYE DAYAX OO KORMEER SHAQO KU TAGAY TALISKA GUUTADA 17-AAD ee Gargor

Sabti-04-may -2024 {HMC} Si sare loogu qaado la dareen noqoshada geesiyaasha xoogga dalka iyo dhiiri gelinta ciidanka sida naf hurnimada leh dagaalka ugula jira AS
ayuu taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Dayax Cabdi Cabdulle kormeeray Taliska guutada 17-aad ee kumaandooska gor gor .

Taliyaha ayaa la kulmay saraakiisha hoggaaminta isagoo xusay muhiimada gudashada waajibaadka dhameystirka iyo dhiig bixinta Shabaabka caadaysatay dhibaataynta Shacabka Soomaaliyeed.

Taliyaha ciidanka dhulka ayaa geesiyaasha xoogga dalka Soomaaliyeed ku amaanay sida qabka iyo kartida leh ee ay u gudanayaan waajibaadkooda Qaran.

Taliyaha ayaa kula dar daarmay geesiyaasha gor gor in ay laba laabaan howlgalka sifeynta AS.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA