[DAAWO SAWIRADA} Wasiir Cabdisalaan Cali {Dhaay} oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda TIKA

0
59

Sabti-04-may -2024 {HMC} Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta XFS Cabdisalaan Cali (Dhaay) oo ay wehlinayaan Wasiir ku xigeenka wasaaradda iyo Agaasimaha waaxda Tayodhowrka ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda TIKA ee Soomaaliya Mr. Zafer ESKI, kaas oo ay ka wada hadleen kor u qaadida xiriirka shaqo ee labada dhinac iyo iskaashiga kaabayasha muhiimka ah ee dib u dhiska Dalka.

Wasiir Cabdisalaan Cali ayaa uga mahad celiyey Dowladda Turkiga kaalinta dib u dhis oo ay dalka ka wado, isagoo ka codsaday Madaxa TIKA in la joogteeyo tababarada Injineerada wasaaradda iyo sare u qaadida xirfadahood

440576888 923884066444867 4477444459066052478 n 440588402 923884046444869 8833070888575435865 n 440571241 923884073111533 8644959224282342280 n 440571241 923884073111533 8644959224282342280 n 1 440797512 923884123111528 8071335333478345988 n 440791187 923884113111529 3297728219232088703 n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here