Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Maxkamada Gobolka Hiiraan oo maanta u fadhiisatay dhageysiga Kiis dil ah oo ka dhacay Baladweyne

Sabti 25, May 2024 {HMC} Maxkamadda Gobolka Hiiraan, qeybta ciqaabta, laanta tashiga, ayaa maanta u farriisatay dhageysiga garmaqalka 1-aad ee gal dacwadeed ciqaabta ah ,ee Namabarkiisu yahay 001/2024 kaas oo eedeysane ka yahay Aadan abuukar cusman , ina Xabiibo isxaaq maxamed, oo ku eedeysan dilka marxuum Abiiye jiiraw cali ina yareey maxamed.

Ugu horreyn Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Mudane Cali xuseen sabriye ayaa Eedeysanaha u akhriyey eedda uu xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Dawolada hirshabeele ku soo eedeeyay eedeysanaha.

Si waafaqsan qod.114 XHC.Xafiiska xeer ilaaliyaha ayaa Maxkamadda hor keenay baaraha kiiskan iyo marqaatiyaal waxaana su’aalo weydiiyay dhinacyada dacwada iyo Maxkamadda.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hiiraan ayaa soo xiray fadhigga Maxkamada, asaga oo faray Labada dhinac in ay , fadhiga kanxiga keenaan dhammaan cadeymaha ay heestaan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA