Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Kooxda Xamaas oo shaacisay iney nolol ku qabatay askar ka tirsan ciidanka Israel

Axad, 26, May 2024 {HMC}  Afhayeenka kooxda iska caabinta Qasa ayaa ku dhawaaqay inay nolosha ku qabteen askar ka tirsan ciidanka Israa’iil ee dagaalka kula jiray

 

Waa markii ugu horeysay ee askari israaiili ah uu gacanta u galo Xamaas tan iyo markii uu dagaalka qarxay

 

Marka laga soo tago hadalkii argagaxa lahaa ee Abuu Cubayda ku sheegay inay askar ka tirsan ciidanka Israa’iil gacanta ku dhigeen, muuqaal ay soo bandhigeen iska caabinta ayaa laga arkay askari ka tirsan ciidanka Israa’iil oo ay ku soo jiiteen mid ka mid ah gododkooda ku yaalla xerada Jabalia , waxayna arrintan naxdin dhab ah ku tahay Israa’iil

 

Waxaa ku cad qalabka la soo bandhigay in ciidanka la soo qabtay ee muuqaalka lagu soo bandhigay inay ahaayeen ciidanka gaar ah oo leh aqoon sare

 

Israa’iil waa diidday jiritaanka askar ay gacanta ku dhigeen iska caabinta Qasa, laakin ciddina kama fileyn Israa’iil qirashada askar laga qabsaday.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA