Saturday, July 20, 2024
spot_imgspot_img

Waa Sidee Xaalka Gaza?

Jimco june, 14, 2024 (HMC) –  In ka badan 330,000 oo tan oo qashin ah ayaa ku ururay ama ku dhow meelaha ay dadku ku badan yihiin ee Gaza sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka qaxootiga Falastiin ee (UNRWA).

Qashinku wuxuu keenayaa khatarta deegaanka iyo masiibo caafimaad, Carruurtu waxay ku ridaan qashinka maalin kasta.” ayey tiri UNRWA.

Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa sidoo kale ku celisay baaqeeda xabbad-joojinta, iyadoo sheegtay inay muhiim u tahay dib u soo celinta xaaladaha nololeed ee bani’aadamka ee dhulka Falastiiniyiinta.

Hadalka UNRWA ayaa imaanaya maalin kadib markii madaxa gargaarka Qaramada Midoobay uu ka digay in in ka badan hal milyan oo Falastiiniyiin ah ay wajahi karaan macaluul bisha soo socota sababo la xiriira dagaalka Gaza .

{DAAWO MUQAALKA} WARAYSI: Kooxda Da’yarta Dhagax jibis oo usoo baxday wareega 2aad ee Tartanka Heerka labaad

Jimco 19, July 2024 {HMC} WARAYSI: Kooxda Da'yarta Dhagax jibis oo usoo baxday wareega 2aad ee Tartanka Heerka labaad HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {19.07.2024}

Jimco 19 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahmaan Ahmed...

WARARKA