Thursday, July 25, 2024
spot_imgspot_img

Dowlada Finland oo tuhunsan in diyaaradaha Ruushka ay hawadeeda kusoo galeen si sharci darro ah

Sabti 15 June 2024 {HMC} – Ilaalada xudduudaha Finland ayaa sheegay inay hadda tuhunsan yihiin afar diyaaradood oo laga leeyahay Ruushka inay ku soo xadgudbeen hawada Finland Isniintii.

Wasaaradda gaashaandhigga ayaa horay u sheegtay in hal diyaarad oo looga shakisan yahay in laga leeyahay dalka Ruushka ay soo gashay hawada Finland, iyadoo halkaasi ku sugneyd muddo labo daqiiqo ah.

Ilaalada xadka ayaa ka shakiyay labo diyaaradood oo wax duqeeyay iyo labo diyaaradood oo kuwa dagaalka ah.

Xiriirka u dhexeeya Moscow iyo Helsinki ayaa aad u xumaaday ka dib weerarkii Ruushka ee Ukraine, taasoo keentay in Finland ay ku biirto NATO.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {24.07.2024}

Arbaco 24 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta  Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Ahmed Maaskaro Farsamadii ::Abdirahman...

{DAAWO MUUQAALKA} Iskuulka Banaadir oo Xaflad Sagootin ah u Sameeyey Arday Baratay Cilmiga Caafimaadka.

Arbaco 24 July 2024 {HMC} Iskuulka Banaadir oo Xaflad Sagootin ah u Sameeyey Arday Baratay Cilmiga Caafimaadka. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

WARARKA