Thursday, July 25, 2024
spot_imgspot_img

In ka badan 2 milyan oo Xujey Muslimiin ah oo maanta taagan Buurta Carrafo

Sabti 15 June 2024 {HMC} – In ka badan In ka badan 2 milyan oo Xujey Muslimiin ah ayaa isugu soo baxay Buurta Carrafo ee magaalada Makka ee dalka Sacuudiga si ay u gutaan waajibaadka maalinta Carrafo oo ah rukniga ugu weyn ee xajka, waxayna halkaasi joogi doonaan ilaa uu gabalku ka dhaco.

Soomaali kabadan 11 kun oo xaaji ayaa sanadkan ka qeybagalaya xajka, waxaana la socda masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Awqaafta iyo Xajka oo uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Xajka, Mukhtaar Rooboow.

Dowladda Sacuudiga ayaa ku boorrisay dadka ka qeyb qaadanaya gudashada waajibaadka xajka inay raacaan tallaabooyin looga hortagayo kulaylka sii kordhaya. Heerkulka ayaa la filayaa inuu kor u kaco ilaa afartan darajo Celsius.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {24.07.2024}

Arbaco 24 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta  Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Ahmed Maaskaro Farsamadii ::Abdirahman...

{DAAWO MUUQAALKA} Iskuulka Banaadir oo Xaflad Sagootin ah u Sameeyey Arday Baratay Cilmiga Caafimaadka.

Arbaco 24 July 2024 {HMC} Iskuulka Banaadir oo Xaflad Sagootin ah u Sameeyey Arday Baratay Cilmiga Caafimaadka. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

WARARKA