spot_imgspot_imgspot_img

Jarmalka iyo Switzerland oo badiyay kulankii koobaad ee horyaalka ciyaaraha Euro 20204

Sabti june, 15 2024 (HMC) – Ciyaaraha koobka Kubadda Cagta ee koobka Euro 20204 ee shalay ka furmay dalka Jarmalka , kooxaha Group A ku wad jira waxaa soo badiyay Jarmalka iyo Switzerland.

Jarmalka ayaa ciyaartii shalay lagu furay Euro 20204, 5-1 kagasoo badiyay Scotland Halka Switzerland ay Hungry kagasoo adkaatay 3-1.

Iminka labadaasi kooxood waxa ay haystaan koxdiibaa seddex dhibcood , haddi kulanka, ciyaarta tan xigta ay labadaasi kooxood soo badiyaan waxa ay usoo bixi doonaan wareegga labaad ee is aragga ciyaaraha.

WARARKA