Tuesday, May 21, 2024
spot_imgspot_img

Xulka gobolka Banaadir oo Galabta guul muhiim ah ka gaaray dhigooda Koonfur Galbeed

isniin jan-1-2024-{HMC} Waxa soo dhamaatay ciyaartii xiisaha lahayd ee dhexmartay Kooxda Gobolka Banaadir iyo Kooxda Gobolka Koonfur-Galbeed kulan ka dhacay garoonka Muqdisho.

Kulanka ayaa ahaa mid ay taageerayaal soo buux dhaafiyeen garoonka labada kooxoodna soo bandhigeen qaab ciyaareed qanciyay taageerayaashii soo daawasho tagay.

Kooxda Gobolka Banaadir ayay guushu ku raacday 1/0 kulan labada kooxood si fiican u ciyaareen.

Warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa sababtii ka dambaysay guusha Banaadir.

1.Daafaca Banaadir oo ahaa kuwo isku xidhan:

Dafaca Kooxda Banaadir ayaa ahaa kuwo isku xidhan iyada oo ayna weeraryahanada Gobolka Koonfur-Galbeed u ogolaan in ay si dhib yar ku dhaafaan.

Sidaas darteed daafaca xulka Kooxda Banaadir ayaa si fiican u ilaashaday goolkooda.

2.Weeraryahanada Koonfur-Galbeed oo ku dhibaatooday goolka hortiisa.

Weeraryahanada kooxda Koonfur-Galbeed ayaa si weyn ugu dhibaatooday goolka hortiisa.

Kooxda kooxda Koonfur-Galbeed ayaa heshay fursado cajiib ah waxana ay dhalin kareen goolal laakiin mar walba oo ay Goolka hor tagaan waxa ka dhimanaa dhamaystirka Fursadaha.

{DHAGEYSO} Warka duhurnimo ee Hiiraanweyn 21-5-2024

Talaado May, 21, 2024 (HMC) – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo Mustaf...

{DAAWO MUQAALKA} Madaxda Puntland oo ka qeeyb Galay Aaska Xildhibaan shil ku dhintay.

Talaado-21-May-2024 {HMC} Madaxda Puntland oo ka qeeyb Galay Aaska Xildhibaan shil ku dhintay. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/t4pD9a8qJsA

WARARKA