{DAAWO MUUQAALKA} Jabhadda Oromada Itoobiya oo la safatay Soomaaliya kana hortimid damaca Abiy

0
98

Arbaco jan-10 2024-{HMC} Jabhadda Xoreynta Oromiya oo dagaal kula jirta xukuumadda Itoobiya Abiy Axmed uu hoggaamiyo ayaa si adag uga hor timid damaca Iyoobiya ay ku dooneyso badda Soomaaliya.

Jabhadda ayaa qoraal ay soo saartay isaga fogeysay inuu Abiy Axmed yahay nin qowmiyadda Oromada ku metela heshiisyada, ama tallaabooyinka uu qaadayo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here