{DAAWO MUQAALKA} Gudoonka golaha shacabka oo digniin adag udiray Xildhibaanada.

0
63

Isniin 26, August 2024 {HMC} Gudoomiye Ku xigeenka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Abshiroow ayaa Maanta digniin adag u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib markii ay so xaadiri waayeen kulankii maanta.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here