Talaado Nov 18, 2025 {HMC} Wadahadalladii lagu raadinayay heshiis nabadeed oo u dhaxeeya Suuriya iyo Israa’iil ayaa istaagay, kaddib markii Madaxweynaha Suuriya, Axmed Sharac uu ku adkeystay inay Israa’iil ka baxdo dhulka ay heysato.
Talaabada uu ku diiday Madaxweynaha Dalka suuriya Axmed Sharac in uu israaiil la heshiiyo ayadoo haysato dhulka suuri ayaa noqotay mid ay siweyn ugu riyaaqaan shacabka wadankaas sida ay weriyey warbaahinta rasmiga ah Israa’iil ee Kan News.



