spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Cumar C/qadir Cartan oo ah Garsoore Soomaali ayaa loo doortay Garsooraha ugu...

Cumar C/qadir Cartan oo ah Garsoore Soomaali ayaa loo doortay Garsooraha ugu Fiican Qaaradda Afrika.

0
30

Arbaco 19 Nov 2025 {HMC} Cumar Cabdulkadir Cartan oo ah Garsoore Soomaaliyeed oo heerka caalami ah ayaa loo doortay Garsooraha ugu Fiican Qaaradda Afrika sanada 2025.

Garsoore Cumar wuxuu abaalmarintan kula tartamay laba garsoore oo kale oo u dhashay dalalka South Africa iyo Mauritius.

Gabagabadii guddiga abaalmarinta ee Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF) ayaa ku dhawaaqay in guuleystaha sanadkan 2025 uu noqday Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Abdulkadir Artan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here