spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Madaxweynaha Soomaaliya oo Berri hortagaya Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Berri hortagaya Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

0
20

Sabti 27,Dec 2025 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Berri oo Axad ah hortagaya Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo yeelanaya kulan wadajir ah oo aan caadi ahayn.

Ajandaha kulanka ayaa ah Warbixinta Madaxweynaha ee xaaladda dalka oo uu u jeedin-doono khudbad.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa loo diray farriin ogeynsiin ah oo ku saabsan kulanka berri ee Baarlamaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here