Diyaaradaha dagaalka Sacuudiga oo billaabay in ay ku duullaan jawi hoose ah ku qaadaan gobolka Hadramout ee dalka Yemen.

0
21

Sabti 27,Dec 2025 {HMC} Diyaaradaha dagaalka Sacuudiga ayaa billaabay inay ku duullaan jawi hoose oo hawada gobolka Hadramout ee dalka Yemen, kaddib markii la sheegay inay halkaa gaareen ciidan badan oo calooshood u shaqeystayaal taageerraya ciidamada loogu yeero golaha koonfurta Yemen ee Imaaraadka uu taageerro oo doonayo inay meesha ka saaran awoodda dawladda la aqoonsanyahay ee Yemen, kadibna ku dhawaaqaan dawlad ka madax bannaan dhulka kale ee Yemen, sida uu weriyey wargeyska Al-Araby Al-Jadeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here