Madaxweynaha Dowladda Iran oo Si adag uga Jawaabay Hanjabaadii Trump.

0
35

Axad 18 Jun 2026 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Iran Mascuud Pezeshkian ayaa caawa shaaciyay in weerar kasta oo lagu qaado hoggaamiyaha Sare ee Iran Cali Khamenei uu la mid noqon doono ku dhawaaqis dagaal, sida uu baahiyay TV-ga Al Carabiya.

Hadalkaan ayaa jawaab u ah hadal Shalay kasoo yeeray madaxweyne Trump oo ahaa in la joogo waqtigii la badali lahaa hogaanka sare ee iran, warkaan oo warbaahinta The Politico ay shaacisay inuu ka dhigay yahay in la qorsheynayo dilka hogaamiyaha sare ee Wadanka Iran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here