Iiraan oo digniin adag u dirtay Mareykanka.

0
17

Axad 26 april 2026 {HMC} Wakaaladda wararka ee Fars ee Iran ayaa sheegtay in Tehran ay fariimo qoraal ah u dirtay Maraykanka iyadoo u sii marsiinaysa Pakistan, kuwaas oo ku saabsan wax lagu tilmaamay “qad cas oo gaar ah oo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran leedahay, oo ay ka mid yihiin arrinta nukliyeerka iyo marin-biyoodka Hormuz.”

Wakaaladdu waxay intaas ku dartay in farriintaani aysan ku jirin wax wadaxaajood rasmi ah la xiriira.

Islamabad ayaa martigelisay wareeg wadahadallo ah oo u dhexeeyay Maraykanka iyo Iran horraantii bishan, balse kama soo bixin wax natiijo ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here