{DAAWO MUQAALKA} Askari ku eedeysan Kufsi, Dilka iyo dhaawaca oo maanta la soo taagay Maxkamadda Ciidamada.

0
107

Khamiis, 29 Feb, 2024 {HMC} Askari ka tirsan ciidamada Xooga dalka Soomaaliya oo ku eedeysan Isku day Kufsi, Dilka laba ruux iyo dhaawaca mid kale ayaa maanta la soo taagay Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada qalabka sida.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here