{DAAWO SAWIRADA} Dowlada Soomaaliya oo Muqdisho ka Sagootiyay Ciidamo Farabadan.

0
11

Sabti 25 april 2026 {HMC}  Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa sagootiyay cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo u ambabaxaya furimaha hore ee dagaalka, si ay uga qeyb qaataan howl-gallada lagu ciribtirayo maleeshiyaadka argagixisada ee ku dhuumaaleysanaya qaybo ka mid ah dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here