spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Madaxtooyada Soomaaliya oo lagu soo kordhiyey dhismayaal cusub oo aad...

{DAAWO SAWIRADA} Madaxtooyada Soomaaliya oo lagu soo kordhiyey dhismayaal cusub oo aad U quruxbadan.

0
73

Arbaco 1 Oct 2025 {HMC} Madaxtooyada JFS ayaa lagu soo kordhiyey dhismayaal cusub oo isugu jira Xafiiska uu Madaxweynuhu ku shaqeeyo oo muuqaalkiisa oo idil dib u dhis iyo casriyen lagu sameeyay, xafiiska Amniga, xafiiska Hab-maamuuska iyo Dhismayaal kale oo isagu jira hoy iyo xafiisyo aad u qurxoon.

Dib u dhiskaan lagu sameeyay Madaxtooyada Qaranka ayaa qayb ka ah horumarinta shaqooyinka baaxada leh ee ka socda dalka iyo in madaxda soo booqanaysa dalkeenna lagu soo dhaweeyo goobo qurxoon.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here