spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Hay’adda sirdoonka Turkiga oo Gudaha Istanbuul ku qabtay Nin u shaqeeyo Sidoonka...

Hay’adda sirdoonka Turkiga oo Gudaha Istanbuul ku qabtay Nin u shaqeeyo Sidoonka Israiil.

0
46

Jimco 3 Oct , 2025 {HMC} Hay’adda sirdoonka Dalka Turkiga ee loo soo gaabiyo MiT, ayaa maanta gacanta ku dhigtay nin Turki ah oo la shaqeynayay sirdoonka Israaiil ee Mossad ,

Ninkan ayaa laga qoray barta WhatsApp oo xiriir uu kala sameynayay wakiil ka tirsan Mossad, wuxuuna dabagalayay nin lagu sheegay inuu ahaa halyey Falastiini ah oo dhaqdhaqaaqiisa uu la socday muddo afar maalin ah , si uu wax uga oggaado cidda uu la kulmayo iyo halka uu degtanyahay, isagoo maalintii qaadanayay lacag kun dollar ah ( $1,000), oo lagu siinayay lacagta dijitaalka ee cryptocurrency ,sida uu weriyey wargeyska Yeni Şafak.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here