spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Israaiil oo masaafurisay 137 qof oo ka mid ahaa dadkii la socday...

Israaiil oo masaafurisay 137 qof oo ka mid ahaa dadkii la socday doomihii ay qabtay iyagoo ku sii jeeda Qasa.

0
26

Sabti 4 Oct , 2025 {HMC} Israaiil ayaa maanta masaafurisay illaa 137 qof oo ka mid ahaa dadkii la socday doomihii la qabtay iyagoo ku sii jeeda Qasa, si ay go’doominta u jebiyaan.

Mid ka mid dadka la soo celiyay oo Turkiga u dhashay ayaa sharraxay , waxa ay la kulmeen inta ay gacanta ugu jireen ciidanka Israa|l; “ Waxay naga joojiyeen dawooyinkii aan wadanay , waxayna biyo noo oggolaadeen 32 saac, markii ay gacanta nagu hayeen ,

cunto aad u yar ayayna na siinayeen… labo saac oo kasna marka aan seexano eeyo iyo qoryaha snipers-ka ayay nagu kicin jireen si aanan u seexan,

bal qiyaas marka annaga oo wadana baasabooro oo ay naga dambeeyaan dawladdo diblomaasiyad xooggan leh , maxay ku sameeyaan Falastiiniyiinta aysan jirin cid ka dambeysa?”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here