spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Israaiil oo Xirtay Shifa Cabdi oo ah Gabar Soomaaliya oo La socotay...

Israaiil oo Xirtay Shifa Cabdi oo ah Gabar Soomaaliya oo La socotay Dooman Gar gaar u siday Qasa.

0
42

Khamis 2 Oct , 2025 {HMC} Gabar Somali-Finish oo kamid ahayd dooni Gargaar u siday shacabka Magaalada Gaza oo ciidanka Israaiil gacanta ku dhigeen.

Shifa Cabdi oo ka mid ahayd kooxda Global Sumud Flotilla ee dalka Finland ayaa ciidamada Israa’iil ka qabteen biyaha caalamiga ah iyada iyo 5 qof oo kale oo u dhashay dalka Finland, kuwaasi oo saarnaa Dooni gargaar daawooyin iyo cunto ah u siday shacabka reer Gaza.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here