Sabti 27,Dec 2025 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Berri oo Axad ah hortagaya Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo yeelanaya kulan wadajir ah oo aan caadi ahayn.
Ajandaha kulanka ayaa ah Warbixinta Madaxweynaha ee xaaladda dalka oo uu u jeedin-doono khudbad.
Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa loo diray farriin ogeynsiin ah oo ku saabsan kulanka berri ee Baarlamaanka.






