Home Blog Page 1220

War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shir Labo Maalmood Uga Socday Magaaladda Muqdisho Xisbiga Himilo Qaran

0

Axad 16 Feb 2025 {HMC} War saxaafadeed ayaa laga soo saaray Shirkaan labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday Xarunta Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Shirkaan waxaa ka qeyb galay ururada Siyaasadeed ee dalka, Ururada Bulshada Rayidka, Dhaqanka Soomaaliyeed iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed waxaana diirada la saaray xaaladda guud ee dalka, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray ku Dastuurka iyo shuruucda Dalka.

War saxaafadeedka ayaa inta badan waxaa eedeyn kulul loogu soo jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud sida in Madaxweynuhu si bareer ah ugu tuntay mas’uuliyaddii ka saarnayd dastuurka, uuna jabiyay qodobka laad, faqradiisa 3aad ee Dastuurka KMG ah, In Madaxweynuhu ku fashilmay ilaalinta, isku haynta iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed, sida ku cad qodobka 3aad, faqradiisa 3aad ee Dastuurka KMG ah ee JFS.

Sidoo kale waxa ay War saxaafadeedka Shirka laga soo saaray ay ku sheegeen in Madaxweynaha uu caadeystay mijo-xaabinta kala soocnaanta awoodaha dowladda, taasoo wiiqaysa hufnaanta iyo isla xisaabtanka hay’adaha dastuuriga ah, sida ku cad qodobka 3aad faqradiisa 4aad ee Dastuurka KMG ah ee JFS sidoo kale in Lacago sharci darro ah si joogta ah loogu soo rogo ganacsatada Gobolka Banaadir, taasoo sababtay in uu xirmo suuqii Bakaaraha.

Shirkaan ayaa baaq loogu diray Shacabka Soomaaliyeed sidii ay u garab istaagi lahaayeen Laamaha amaanka ee dagaalka kula jira Kooxda Al shabaab iyo Daacish, waxaana ay ka digeen in hal dhinac Doorasho hadii ay dhacdo ay cid waliba Doorasho iskeed ah ay qabsan doonto.

Ugu dambeeyn waxa uu warsaaxafadeedka uu ugu baaqay Mucaaradka inay soo diyaariyaan hanaan Doorasho oo la isla ogol yahay kana soo horjeeda nidaamka Doorasho oo ay Dowladda ku dooneyso inay Soomaaliya uga qabato Doorasho Qof iyo Cod ah.

HALKAAN HOOSE KA AKHRI WAR SAXAAFADEEDKA SHIRKA KA SOO BAXAY OO DHAMEYSTIRAN:-

 

{DAAWO MUUQAALKA} Haddii Madaxweynuhu ku adkeysto inuu doorasho qabto cid kastana waa inay qabsato doorasho u gaar ah

0

Axad 16, Feb 2025 {HMC} Haddii Madaxweynuhu ku adkeysto inuu doorasho qabto cid kastana waa inay qabsato doorasho u gaar ah

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

Wasiir Al-Cadaala “Shacabku waxay bilaabeen inay ku tartamaan dagaalka lagula jiro Al-shabaab iyo Daacish”

0

Axad 16 Feb 2025 {HMC} Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Sheekh Yusuf Al-Cadaala ayaa shaaca ka qaaday in shacabka Soomaaliyeed ay hadda u jiheeysteen inay laamaha amaanka kala qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Wasiir Al-cadaala ayaa sheegay in labadii sano ee ugu dambeeysay natiijo wanaagsan laga gaaray dagaalka lagula jiray Al-shabaab oo ciidan ahaan lagu jabiyay Howlgaladii Ciidanka Qaranka Soomaaliya ay qaadeen oo dhul balaaran looga qabsaday, xaga dhaqaale ahaanna si weyn loola dagaalamay waxaana hoos loo dhigay ayuu shaaca ka qaaday wasiirka in 65% dhaqaalihii soo gali jiray.

“Xaga Dhaqaale ahaan Kooxda Al-shabaab, Waxaan ognahay in laga miiray system kii Maaliyadeed ee dalka oo ay ku milmeen uuna dhaqaalahoodi kusoo uruuray tuugeysi” ayuu yiri Wasiir kuxigeenaka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala

Wasiirka ayaa tilmaamay in Al-shabaab ay mar waliba isku dayi jirtay inay baqdin galiyaan Shacabka Soomaaliyeed balse hadda dadkii ay indhaha fureen oo ay ku tartamayaan dagaalka ka dhanka ah Kooxda Al-shabaab iyo Daacish isagoona tusaale usoo qaatay waxa ka socda degaanada Puntland iyo Gobolka Hiiraan oo dagaalo xoogan ay uga furan yihiin Al-shabaab iyo Daacish.

Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh markii ay xukunka la wareegtay waxa ay bilowday olole militery oo adag oo ay dhul badan ciidanka Soomaaliya ay kaga qabsadeen Kooxda Al-shabaab oo ay ku jireen goobo Maxkamado u ahaan jiray iyo saldhigyo waa weyn oo ay dadka ugu yeeri jireen.

{DAAWO MUUQAALKA} Maraykanka oo si adag u cambaareeyay weerarkii Daacish ay dhawaan ka geystay buuraha Calmiskaad

0

Axad 16, Feb 2025 {HMC}  Maraykanka oo si adag u cambaareeyay weerarkii Daacish ay dhawaan ka geystay buuraha Calmiskaad

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Isbuurasho ka dhacday dalka Indiya oo dad badan ku dhinteen

0

Axad 16, Feb 2025 {HMC}  Isbuurasho ka dhacday dalka Indiya oo dad badan ku dhinteen

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

Algerian diplomat Selma Haddadi elected as African Union Commission deputy chairperson

0

Sunday 16, Feb 2025 {HMC} The 38th Ordinary Session of the African Union (AU) Assembly of the Heads of State and Government on Saturday elected Selma Haddadi as the new AU Commission deputy chairperson.

Haddadi, Algerian ambassador to Ethiopia, was elected for the 2025-2028 term and will succeed Monique Nsanzabaganwa, the outgoing deputy chair and Rwanda’s former Minister of Trade and Industry, who was elected to the role in March 2021.

The Algerian diplomat secured victory over five other candidates from the Northern Africa region, as confirmed by Nsanzabaganwa.

In her vision statement ahead of the election, Haddadi pledged to bring new energy and improved management to the AU Commission, aiming to unleash Africa’s full potential.

She emphasized the importance of “fresh and innovative energy in unlocking Africa’s vast potential through the best use of its human capital resources, as part of providing African solutions to African problems.”

The AU assembly also elected Djibouti’s Foreign Affairs and International Cooperation Minister Mahamoud Ali Youssouf as the new AU Commission chairperson.

 

Two killed in clan-related attack in Galmudug State

0

Sunday 16, Feb 2025 {HMC} At least two young men were killed and another injured in an attack by armed militias on herders in the Galo area, located 40 kilometers north of Dhusamareb, the capital of Galmudug, on Saturday night.

Eyewitnesses reported that one of the deceased was identified as Mohamed Shakir. The assailants, allegedly linked to ongoing clan disputes and previous killings in the Galgaduud region, fled the scene after the attack.
Residents expressed concerns that the incident could escalate tensions and lead to further violence.

Local authorities have yet to comment on the attack, but reports indicate that security forces have arrived at the scene and launched an operation to track down the perpetrators.

 

 

Puntland deploys military experts for final operation against ISIS in Bari region

0

Sunday 16, Feb 2025 {HMC} Puntland has dispatched military experts to the front lines in the Al-Miskaat mountains in the Bari region as it prepares for the final phase of operations against ISIS militants.

General Mohamed Hirsi Morgan, a former high-ranking Somali National Army officer, and General Bashir America, the former commander of the Somali National Police, along with other security specialists, are the military experts who reached the mountains.

Their mission is to strategize and minimize further losses for Puntland’s forces, which have already suffered over 100 casualties, including several officers, in the prolonged battle against ISIS.

Videos circulating on social media show the military officials engaging in operational planning, signaling intensified efforts to conclude the offensive.

Puntland has lost numerous officers in the ongoing conflict, including General Mukhtaar Gaagale and Colonel Farhan Hareed, both of whom were killed on the front lines. Others, such as Gen. Fu’aad Xahano and Brigadier General Abdirahman Mohamed Jama, the deputy commander of the Puntland Dervish army, sustained injuries in the ongoing fighting.

The Puntland State government continues to reinforce its military campaign, claiming that hundreds of ISIS militants have been eliminated in combat operations since December. Authorities remain focused on eliminating the remaining insurgents as they advance into the final phase of the military offensive.

Somali President congratulates Mahmoud Ali Youssouf on AU Commission election

0

Sunday 16, Feb 2025 {HMC} Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday congratulated Djibouti’s Foreign Minister Mahmoud Ali Youssouf on his election as Chairperson of the African Union Commission.

In a statement, President Mohamud emphasized Somalia’s readiness to work closely with Youssouf to advance peace, security, and development across Africa. He also appreciated outgoing Chairperson Moussa Faki Mahamat’s leadership and dedication to the African Union (AU) during his tenure.

“Congratulations to H.E. Mahmoud Ali Youssouf on his election as Chairperson of the AU Commission and thanks H.E. Moussa Faki for his exemplary leadership. We recognize H.E. Raila Odinga for his dedication to regional cooperation. Somalia stands with the AU for a united and prosperous Africa,” President Mohamud said.

The election took place during the AU’s annual summit in Addis Ababa, Ethiopia, where Youssouf emerged victorious in a highly contested secret ballot. He secured the position after defeating Kenya’s former Prime Minister Raila Odinga, and Madagascar’s former Foreign Minister Richard Randriamandrato, in multiple rounds of voting.

Youssouf was a close second in the first and second rounds behind Raila. In the following four rounds, Youssouf took the lead until he became the sole candidate in the seventh round, with an unassailable 33 votes needed for victory in the final.

{DAAWO MUUQAALKA} Dhaqter Cusub oo ku Taqasuusay Neerfaha iyo dhimirka oo Isbitaalka Hilaal ka Shaqo bilaabay

0

Axad 16, Feb 2025 {HMC}   Dhaqter Cusub oo ku Taqasuusay Neerfaha iyo dhimirka oo Isbitaalka Hilaal ka Shaqo bilaabay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA