Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Shacabka sidee u arkan isbadal Amni ee ka Dhacay Baladweyne.
{DAAWO MUQAALKA} Soomaliland oo war kasoo saartay Dadka Maandooriyaha istucmaalaa
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Soomaliland oo war kasoo saartay Dadka Maandooriyaha istucmaalaa
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUQAALKA} Maxay tahay sababta Wafdi sare ee ka tirsan Masar ay Gaaray Dalka Suudaan.?
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Maxay tahay sababta Wafdi sare ee ka tirsan Masar ay Gaaray Dalka Suudaan.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO SAWIRADA} Booliska Jubbaland oo Soo Bandhiggay Haweeneey Ninkeeda Ku Dishay Sunta Libaaxa
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Taliska Ciidamada Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose ayaa Soo qabtay Sahra Xuseen Maxamed oo Saygeedii Cabdullahi Cabdiraxman Abuukar Xalay ku dishay Magaalada kismaayo Xaafadda Farjano Waaxda Dalxiiska.
Sahra ayaa Saygeedda Sunta libaaxa ugu dartay Cabitaan ay u Soo iibisay taas oo sababtay in uu ugeeriyoodo
Dhame Shukri Faarax Ducaale ayaa warbaahinta u faahfaahiyay dhacdada.

Xasan Shiiq oo shaaciyay hal arrin oo si weyn uga go’aan dowladiisa in ay…
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka ayaa sheegay in dib-u-eegista iyo dhameystirka Cutubka 9-aad ee Dastuurka ay aasaas u tahay helidda nidaam garsoor oo la jaanqaadaya baahiyaha bulshada iyo dib u kabashada dalka.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay guulaha la taaban karo ee sanadihii la soo dhaafay laga gaaray horumarinta garsoorka dalka, kuwaas oo ay ka mid yihiin; shaqaaleysiinta howl-wadeenno cusub oo loo maray hannaan tartan furan oo cadaalad ah iyo hirgelinta nidaamka elektarooniga ah ee dacwadaha, kaas oo si joogto ah loo horumarinayo si loo dedejiyo habsami u socodka adeegyada garsoorka.
“Dowladdu waxa ay si weyn uga shaqeynaysaa in cutubka ku saabsan Garsoorka uu noqdo mid [sida ugu wanaagsan] u qaabeeya arrimaha garsoorka, iyada oo la hubinayo in dastuurku uu saldhig u noqdo garsoor casri ah oo dabooli kara baahida caddaaladda ee bulshada”. ayuu yiri Madaxweynaha.
Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa adkeeyey sida ay uga go’an tahay Dowladda dhammeystirka dhismaha nidaam garsoor oo casri ah, hufan oo ay saldhig u tahay shareecadda Islaamka, isagoo soo bandhigay tallaabooyinka lagu xaqiijinayo oo ay ka mid tahay dhismaha Maxkamadda Dastuuriga ah, sare u qaadidda miisaaniyadda Hay’adaha Garsoorka iyo baahinta adeegga garsoorka dalka.
{DHAGEYSO} Warka Duhurimo ee Radio Hiiraanweyn {14-01-2025}
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdi Yare & Shukri Baryare
Farsamadii ::Yasiin Ali Ahmed
{DAAWO MUQAALKA} Maxkamadda Ciidamada oo Gacanta kusoo dhigay Ganacsato Daroogo ka dhoofinayey Muqdisho.
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Maxkamadda Ciidamada oo Gacanta kusoo dhigay Ganacsato Daroogo ka dhoofinayey Muqdisho.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Baashe “Shirkaan Diirada waxaa ku Saareeynaa Dhameeystirka Cutubka 9-aad ee Dastuurka”
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Gudoomiye Baashe “Shirkaan Diirada waxaa ku Saareeynaa Dhameeystirka Cutubka 9-aad ee Dastuurka”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Xasan sheekh ”Dalkaan Heer waxa uu soo maray Garsoor la’aan ah”
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Madaxweyne Xasan sheekh ”Dalkaan Heer waxa uu soo maray Garsoor la’aan ah”



