Khamiis Oktoobar 3, 2024 {HMC} — Ugu yaraan 5 qof ayaa la dilay halka 8 kalena lagu dhaawacay duqeyn cirka ah oo ay Israa’iil ku beegsatay dhisme ku yaala bartamaha magaalada Beirut ee dalka Lubnaan, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta dalkaas.
Dhismahan oo dabaqyo ka kooban oo ku yaala degmada Bashuurah ayaa waxaa ku yaala xarun caafimaad oo lala xirriirinayo kooxda Xisbullah.
Waa duuqeyntii ugu horeysay ee ay Israa’iil ka geysato meel u dhow bartamaha Beirut, oo dhowr miitir u jirta baarlamanka Lubnaan.
Tani ayaa imaaneysa kadib markii miletariga Israa’iil ay sheegen in sideed askari lagu dilay koonfurta waddanka Lubnaan, waxayna sheegeen inay tahay guul-daradoodii ugu horreysay tan iyo markii uu bilowday weerarka dhanka dhulka ee Israa’iil oo ka dhan ah kooxda Xisbullah.
Xisbullah ayaa sheegtay inay burburisay taangiyo ay lahaayeen ciidamada Israa’iil intii uu socday dagaalka, iyadoo ay Xisbullah ku adkeysatay inay leedahay rag iyo hub dib u riixa ciidamada Israa’iil.
Khamiis Oktoobar 3, 2024 {HMC} — Israa’iil ayaa aroornimadi hore ee Khamiista maanta ah duqeysay bartamaha magaalada Beyrut ee caasimadda Lubnaan, duqeymahaas oo la xaqiijiyay in lagu dilay ugu yaraan lix qof.
Duqeynta ayaa timid saacado kaddib marki ay ciidamada Isra’il ee galay Koofurta Lubnan ay la kulmeen khasaarihi ugu cuslaa ilaa iyo hadda, kaddib marki uu millatariga Isra’il Arbacadi shalay sheegay in dagaalka Lubnan looga dilay 8 askari oo uu ku jiray sarkaal sare.
Isra’il waxay sheegtay in ay xalay saqdi dhexe kaddib duqeysay bartilmaameedyo ku yaalla Beyrut. Goob joogayaal ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters in ay maqleen daryanka madaafiic culus.
Ilo wareedyo dhanka amniga ah ayaa iyaguna xaqiijiyay in meelaha la garaacay uu ku jiro dhisme ku yaalla xaafadda Bachoura oo aad ugu dhaw aqalka baarlamaanka, waana marki ugu horreysay ee ay duqeymaha cirka ah ee Isra’il u soo gaaraan agagaarka xarumaha dowladda Lubnan.
Dhinaca Gaza, Wasaaradda Caafimaadka Gaza ayaa sheegtay in ugu yaraan 51 qof lagu dilay 82 kalana ay ku dhaawacmeen duqeymo cirka ah oo ay Isra’il Arbacadi ku qaadday magaalada Khan Younis.
Isbitaallada Gaza ayaa sheegay in meydadka la keenay ay ku jireen 7 dumar ah iyo 12 carruur ah oo kan ugu yar uu jiray 22 bilood. Ciidanka Isra’il wali kama aysan hadlin duqeymahaasi uu dhiigga badan ku daatay.
Khamiis Oktoobar 3, 2024 {HMC} — Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo madaxweyne ku xigeenkiisa Kamala Harris ayaa arbacadii shalay tagay deegaannada koonfur bari ee Maraykanka, si ay u soo indha indheeyaan burburka ay ka tagtay duufaanta Helene.
Biden ayaa cagta soo mariyay gobollada North Carolina iyo South Carolina, halka Harris ay tagtay magaalada Augusta ee gobolka Georgia.
Hadal uu ka jeediyay gobolka North Carolina oo ka mid ah meelaha ay sida daran u burburiysay fuufaanta Helene, ayuu madaxweyne Biden ku sheegay in balaayiin dollar ay ku bixi doonto eesha iyo burburka ay ka tagtay duufaantan.
Madaxweyne ku xigeenka Maryekanka haweneyda lagu magacaabo Kamala Harris, ayaa iyaduna hadal ay ka jeedisay xaafadda Meadowbrook ee magaalada Augusta ku sheegtay, in uu jiro xanuun iyo walaac ka dhashay duufaanta, arrintaas oo ay ku tilmaantay in ay tahay sababta ay halkaasi u gaartay si ay shakhsiyan u qiimeyso baaxadda dhibaatada.
Gobolka North Carolina, malaayiin qof ayaanan wali heysan biyo nadiif ah oo ay cabbaarn. Guud ahaan tirada dadka ay ku dishay duufaanta Hellene gobollada Koofurbari ee Mareykanka ayaa hadda gaaray 166 ruux.
Khamiis Oktoobar 3, 2024 {HMC} — Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa si cad uga soo horjeestay qorshe ay Israel damacsan tahay iney ku weerarto xarumaha Nuclearka Iran iyadoo ka aargudeneysa weerarkii ay soo qaaday tehran.
Biden waxaa uu sheegay in taageerada Mareykanka ee Israel ay tahay mid aan shaki ku jirin balse uusan marna taageereynin in la duqeeyo xarumaha Nuclearka Iran
“Israel iney is difaacdo xaq bay u leedahay balse Ma taageerayo weerar lagu qaado xarumaha nukliyeerka Iran” ayuu yiri Biden oo warbaahinta kula hadlay Washignton.
Hadalkan, wuxuu daah-qaadaya dookha jawaabaha Israa’iil ee weerarkii xalay inay ku jirto doonista Israa’iil ee ah inay garaacdo xarumaha nukliyeerka Iran, iyadoo isla markii uu xalay dhacay weerarka uu ku warramay telefishinka Israa’iil ee Channel 12 in xubnaha sare ee Israa’iil ay qaarkood soo jeediyeen in la beegsado xarumaha nukliyeerka Iran, taas haddii aysan dhaceyna la diyaariyo howlgal lagu dilayo hoggaamiyaha sare ee Iran, Cali Khamenei.
Saameynta ay ku leeyihiin xubnaha midigta fog go’aamada Israa’iil ayaa suuragal ka dhigaya in la arki karo weerarro culus oo ay Israa’iil ka geysanayso gudaha Iran.
Thursday 3 2024 {HMC} Somali President Hassan Sheikh Mohamud opened the National Consultative Council (NCC) meeting in Mogadishu on Wednesday to focus on political and security issues.
The two-day meeting is attended by leaders from four regional states: Jubaland, Hirshabelle, Southwest, and Galmudug, as well as the mayor of Mogadishu, Prime Minister Hamza Abdi Barre, and his deputy.
According to the federal government, discussions will focus on the country’s security situation, particularly accelerating efforts to combat Al-Shabaab, completing the democratization process, and implementing previous NCC agreements.
“The meeting focuses on accelerating the fight against Khawarij al-Shabab, advancing the democratization process, and ensuring the implementation of prior agreements from the National Consultative Council,” the Presidential Palace stated.
“There will also be discussions on state-building, federal-state cooperation, and ensuring peace and development in the country,” the statement added.
President of the Puntland administration, Said Abdullahi Deni, is absent from the National Consultative Council due to ongoing political disputes with federal government leaders, particularly President Hassan Sheikh Mohamud.
Wednesday 2 Oct 2024 {HMC} Dozens of people are feared dead after a boat capsized in north-central Nigeria.
The boat was ferrying more than 300 passengers on the River Niger when it overturned on Tuesday night, said Niger State Emergency Management Agency (NSEMA) head Abdullahi Baba Arah.
Around 60 dead bodies have been recovered from the scene, local council chairman Abdullahi Muregi was quoted as saying by Nigerian media.
Mr Arah’s statement said 150 people had been rescued alive so far and that most of the boat’s passengers were women and children on their way to celebrate the Muslim festival of Mawlid.
Mr Arah praised the “prompt response” from community volunteers, who have been attempting to rescue the passengers with “brave” local divers.
The boat had been travelling from a community called Mundi.
Many of the passengers were headed to the village of Gbajibo to mark Mawlid – a celebration of the Prophet Muhammad’s birth.
Mr Arah’s statement did not say what had caused the boat to capsize.
However incidents of boats overturning on the River Niger, the third-longest river in Africa, are common, especially during the rainy season when water levels are high.
Some of the boats on the river are rickety and overloaded with passengers. Debris, such as tree branches, on the water can also cause challenges for the boats.
In September last year, at least 24 people died when a boat overturned in the same area. The vessel was ferrying over 50 passengers, who were on their way to farm for harvest.
Wednesday 2 Oct 2024 {HMC} Islamic State in Somalia has approximately doubled in size over the past year, the chief of U.S. Africa Command told VOA.
“I am concerned about the northern part of Somalia and ISIS growing in numbers,” AFRICOM commander Gen. Michael Langley said in an exclusive interview, using an acronym for the terror group.
Langley declined to provide the United States’ estimate of how many Islamic State fighters are in Somalia, other than to say that the group’s had grown about “twofold” in the past year. Previous estimates have put the number of Islamic State fighters in north Somalia at about 200 fighters.
The AFRICOM commander also warned about the possibility of Islamic State increasing its foreign fighter presence in Somalia.
Somali Brigadier General Abdi Hassan Hussein, the former intelligence and police commander of Puntland, where Islamic State is located in the north, told VOA earlier this year that the number of Islamic State foreign fighters there alone is estimated in the hundreds. This figure has yet to be confirmed by local authorities.
A U.S. official told VOA in June that Abdulqadir Mumin, the leader of Islamic State in Somalia, had been targeted in an American airstrike in May. Mumin appears to have survived the strike.
Asked whether Mumin was now the global leader of IS, Langley said the U.S. must take those reports as “credible.”
“ISIS professes that. Sometimes you’ve got to take that seriously,” he said.
Al-Shabab
The increase in Islamic State fighters in northern Somalia comes as the al-Qaida affiliate al-Shabab has exploited diplomatic disagreements between Somalia and Ethiopia to raise its recruitment numbers.
Landlocked Ethiopia and Somalia’s breakaway Somaliland region signed a memorandum of understanding earlier this year to use its Red Sea port of Berbera, a deal that Somalia has rejected. Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Friday accused Ethiopia, before the U.N. General Assembly, of actions that “flagrantly violate” Somalia’s territorial integrity.
“The have used that (dispute) to their advantage,” Langley told VOA.
Al-Shabab has been back at high numbers of between 12,000 to 13,000 fighters due to strong financing and heavy recruitment efforts, seniordefense officials told VOA in June.
The political rift has bled into counter-terror cooperation between Addis Ababa and Mogadishu, with Langley telling VOA that Somali operations with Ethiopia have been “limited.”
“Time will tell if they cansettle their differences and coalesce into a force that’s very effective, because when they do work together, they’re very, very effective at clearing out al-Shabab.’’
FILE – In this Oct. 30, 2009 file photo, al-Shabab fighters sit on a truck as they patrol in Mogadishu, Somalia.
Al-Shabab has continued attacks on civilians, including in the Mogadishu area. The terror group claimed responsibility for a gun attack and suicide bombing that killed at least 32 people in August on a popular beach in the Somalia’s capital. The group is also suspected to have carried out two deadly bombings on Saturday, one in Middle Shabelle region and another about one kilometer from the president’s office.
Al-Shabab has suffered defeats from the South West State of Somalia down to the Juba River Valley and has sought to reset and counter-attack in those areas.
However, in central Somalia, al-Shabab has reversed gains made by Somali forces over the last two years as government forces failed to hold the terrain they had retaken, according to senior U.S. defense officials.
“We need a credible holdingforce, because sometimes shadow governments of al-Shabaab try to re-insert themselves back in that region and try to influence some of the local leaders,” Langley said.
He said the time following the clearing and liberating of a region is a “very fragile period” where Somalia and partners like the U.S. Agency for International Development can initiate local services that will increase the population’s faith in the federal government.
“If they can’t sustain that because they’re moving to the next region or next district, it ebbs,” he said, adding that U.S. training was currently focused on helping Somali forces hold liberated terrain.
The Somali government has pointed to the El Dheer and Harardhere areas as evidence that some liberated terrain in central Somalia remains under government control.
ATMIS transition
Later this year, the African Union Transition Mission in Somalia will leave the country after nearly two years of helping Somalia fight al-Shabab terrorists and will be replaced in 2025 by a new African Union Support and Stabilization Mission in Somalia. Which forces will be comprisedin the mission is still being worked out by the African Union and the United Nations.
Langley ruled out any U.S. role in the transition, saying American forces would maintain only their advise-and-assist mission.
“Our piece of enabling is not our boots on the ground. We’re there to advise and assist, and assist in their training, but the fight is theirs,” he told VOA.
Houthi-mobilized fighters parade during a ceremony marking the 10th anniversary of the Houthi takeover in Sanaa, Yemen, September 21, 2024.
Houthis
In addition to Islamic State and al-Shabab, Somalia also must worry about Iranian-backed Houthi militants in Yemen, just north of Somalia across the Gulf of Aden, whom Langley says have “aspirations” to collaborate with al-Shabab.
“We’re concerned, and we’re closely watching that, because this can turn into a bad neighborhood real quick,” he said.
Should the Houthis and al-Shabab put pressure on the Gulf of Aden from opposite sides, Langley worries that squeezing this strategic choke point could further hinder the free flow of commerce and affect the global economy. And analysts fear that Houthis could insert more sophisticated weapons into the fight for Somalia.
Houthi militants have targeted more than 80 merchant vessels with missiles and drones since the war in Gaza started in October, seizing one, sinking two and killing at least four sailors. Other missiles and drones have either been intercepted by a U.S.-led coalition in the Red Sea or failed to reach their targets.
The Houthi militant campaign began after Israel launched a retaliatory attack against Hamas in Gaza following Hamas’ October 7 terror attack, and the Houthis claim they are acting in solidarity with Palestinians during the war.
Harun Maruf and Mohamed Olad Hassan contributed to this report.
Wednesday 2 Oct 2024 {HMC} Rescuers are searching for more than 100 migrants off the coast of Djibouti after smugglers forced them to jump into the sea, the U.N. migration agency said on Wednesday.
At least 45 bodies have been recovered from Tuesday’s incident, a death toll that makes 2024 the deadliest year on record for sea crossings on the migration route between East Africa and Yemen, the International Organization for Migration said.
Another 154 people have been rescued from the two boats, which left Yemen for Djibouti with a total of 310 passengers, IOM said in a statement.
“Ongoing search and rescue operations are underway by the Djiboutian Coast Guard to locate the missing migrants,” it said.
Every year, hundreds of thousands of people leave the Horn of Africa in pursuit of better economic prospects in Gulf nations via the so-called Eastern Route, described by the IOM as one of the world’s busiest and riskiest migration corridors.
Survivors told IOM that they were forced off the two vessels by the boat operators in the open sea off the coast of Obock, a port town in Djibouti.
The survivors included a four-month-old infant whose mother drowned, the agency said.
Many migrants on the Eastern Route end up trapped in violence-wracked Yemen and attempt to return to Djibouti.
Oktoobar 2, 2024 {HMC} — Ugu yaraan 45 qof oo tahriibayaal ahaa ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen xeebaha Jabuuti, kaddib markii laba doon oo ay la socdeen ay ku quuseen biyaha Badda Cas ee Bariga Africa, sidaasi waxaa sheegtay Laanta Socdaalka ee Qaramada Midoobay.
Laanta IOM waxay sheegtay, in doonyaha qarraqmay oo kasoo shiraacday xeebaha Yemen ay la socdeen ilaa 310 qof, isla markaana ilaa iyo hadda la badbaadiyay kaliya 32 ka mid ah muhaajiriinta.
Laanta Socdaalka ee Qaramada Midoobay ayaa intaasi ku dartay in ay hadda ay socdaan howlgallo gurmad ah oo ay wadaan adeegga gurmadka deg degga ah ee Dowladda Jabuuti, kuwaas oo lagu doonayo in lagu soo badbaadiyo dadka la la’yahay.
Wali lama shaacin heybta dadka muhaajiriinta ah ee ku dhintay xeebaha Jabuuti hase ahaatee waxaa loo badinayaa iney u badan yihiin Soomaali iyo Itoobiyaan