Home Blog Page 1866

Maxaa Ka jira In Ruto oo ka saaray Rigathi WhatsApp groupka Madaxtooyada?

0

Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Waxaa bannaanka usoo baxaya khilaafka xooggan ee xilligan ka dhaxeeya Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto iyo kuxigeenkiisa Rigathi Gachagua, kuwaa oo muddooyinkii lasoo dhaafay la tabinayay in uu khilaaf ka dhax bilowday.

War kooban uu soo saatay Madaxweyne kuxigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua, ayuu ku sheegay in uu khilaaf kala dhaxeeyo William Ruto, waxa uuna sheegay in hadda laga saaray group-kii WhatsApp-ka shaqada madaxtooyada la iskula wadaagi jiray.

Madaxweyne kuxigeenka dalka Kenya ayaa sheegay in uusan hadda waxba kala socon shaqada ka socota madaxtooyada Kenya, waxa uuna xusay in gabi ahaan laga saaray WhatsAppkii uu kala socon jiray halka ay wax marayaan iyo shaqada socota.

Warkan kasoo yeeray Madaxweyne kuxigeemka dalka Kenya ayaan jirin jawaab uu ka bixiyay dhinaca Madaxweyne William Ruto, waxaana dad badan rumeesan yihiin in labada masuul oo saaxiibo dhaw ahaa hadda sii kala tagayaan.

{DAAWO MUQAALKA} Baladweyne oo laga Billabay Olole Nadafadeed oo looga hortagayo in Wabiga Shabelle Qashin lagu Shubo

0

Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Baladweyne oo laga Billabay Olole Nadafadeed oo looga hortagayo in Wabiga Shabelle Qashin lagu Shubo

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Nabadoon Cali ”Hiiraan iyo shabeelada dhexe Dadkooda Faa’ido kuma qabaan Maamulkii ay ku Midoobeen’

0

Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Nabadoon Cali ”Hiiraan iyo shabeelada dhexe Dadkooda Faa’ido kuma qabaan Maamulkii ay ku Midoobeen’

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Saraakiisha Ciidamada Dowlada oo Guulo ka sheegtay Dagaal ka dhacay Bakool.

0

Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Saraakiisha Ciidamada Dowlada oo Guulo ka sheegtay Dagaal ka dhacay Bakool.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Amaanka Gaarisa oo Gacanta ku Dhigay Burcad Rag iyo Dumar iskugu jirto.

0

Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Ciidamada Amaanka Gaarisa oo Gacanta ku Dhigay Burcad Rag iyo Dumar iskugu jirto.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Deni oo ka digay in dib loogu laabto xaalad laga soo gudbay

0

Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Madaxweyne Deni oo ka digay in dib loogu laabto xaalad laga soo gudbay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka.

0

Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEYN

Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 21-09-2024

0

Sabti 21-09-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasin Ali & Sahro Gabra

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUQAALKA} Taariikh Gaar ah oo Lagu Xasuusto Dagaal dhax maray Ciidamo Itoobiya iyo kuwa Soomaaliya.

0

Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Taariikh Gaar ah oo Lagu Xasuusto Dagaal dhax maray Ciidamo Itoobiya iyo kuwa Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxay Soomaaliland ku Abaal Marisay Askari hal-abuurkiisa Cajiib noqday? .

0

Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Maxay Soomaaliland ku Abaal Marisay Askari hal-abuurkiisa Cajiib noqday? .

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA