Khamiis 19 -09-2024 {HMC} Odayaasha Dhaqanka Degmada Wanlaweyn oo Caawa War Cusub Soo Saaray
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Khamiis 19 -09-2024 {HMC} Odayaasha Dhaqanka Degmada Wanlaweyn oo Caawa War Cusub Soo Saaray
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Khamiis 19 -09-2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararkii Ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYAY.
Khamiis 19 -09-2024 {HMC} Wasiir Cali Xoosh” Dalka wuxuu lee yahay hal Madaxweyne wixii kasoo haraa waa qof meel ku magacaaban sida aniga oo kale “.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Khamiis 19 -09-2024 {HMC} Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa, waxaana kulanka shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa xubnaha guddiga warbixin kooban ka siiyay howlaha uu Goluhu Qaranka u haayo, sida ay muhiim u tahay ilaalinta guntanka ama kooramka kulamada Golaha iyo sidoo kalena in xildhibaanadda fasax la’aanta ka maqan kulamada Golaha Xeerhoosaadka la marsiiyo.
Dhinaca kale Guddoommiyaha Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo Laxisaabtanka hay’adaha dowladda ee Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux ayaa xubnaha guddiga u faahfaahiyay arrimaha miisaaniyadda qaranka iyo mashaariicda ku jirta.
Intaasi ka dib xubnaha Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka ayaa ka dooday ajendayaasha kulamada guud ee Golaha, iyaga oo ugu dambeyn ansixiyay ajendayaasha horutebinta u leh kulamada guud ee Golaha todobaadka soo socda.
Khamiis 19 -09-2024 {HMC} Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta kulan xasaasi ah la qaatay golihiisa Wasiiradda, waxa uuna kala hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka ka jirta xilligan.
Laftagareen iyo golihiisa Wasiiradda ayaa kulanka intii uu socday si weyn uga wada hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligan ka taagan deegaannada mamaulka Koonfur Galbeed, gaar ahaan khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa la wadaagay golihiisa wasiiradda khilaafka hadda ka dhax jira isaga iyo Villa Soomaaliya, waxa uuna ku eedeeyay madaxda dalka in ay ka shaqeenayaan bur burka iyo kala taga maamulka Koonfur Galbeed.
Kulankan maanta la yeeshay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen golihiisa wasiiradda ayaa imaanaya xilli uu jiro khilaaf meel xun gaaray oo ka dhax jira isaga iyo madaxda ugu sarreysa dowladda Federaalka gaar ahaan Madaxweynaha.
Khamiis 19-Sept-2024 {HMC} Dowladdaha Masar iyo Mareykanka oo adkeeyay muhiimada ay leedahay in la xoojiyo xasilloonida Geeska Afrika, iyaga oo si gaar ah u xusay muhiimadda ay leedahay ilaalinta madax-bannaanida Soomaaliya, sida ka soo baxay shir ay yeesheen Xoghayaha Arrimaha-dibedda Mareykanka, Blinken iyo Wasiirka Arrimaha-dibedda Masaarida, Badar.
Kulanka ayaa waxaa uu ku soo aadaya xilli maalmihii la soo dhaafay ay taagneyd xiisad ka dhalatay bixitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya iyo ciidamo kale oo ka socda Masar kana mid noqon doona howlgalka Nabad Ilaalinta Soomaaliya ee sannadka soo socda.

by BRIAN ORUTA
Thursday September 19, 2024
• The Somalia president has already reached out to international organisations including the European Union, the African Union, United States, China and the Organisation of Islamic Cooperation.
• He has also reached out to regional bodies including the East African Community, which Somalia and Ethiopia both belong to, as well as the Intergovernmental Authority on Development (IGAD).
Thursday 19, Sep 2024 {HMC} The Federal Government of Somalia is now banking on diplomatic ties to end the maritime dispute with neighbouring Ethiopia.
This comes even as President Hassan Sheikh Mohamud steps up engagements with regional allies to help settle the matter.
His administration has successfully rallied support from various international organisations and countries, emphasising the need for a peaceful resolution to the matter.
The Somalia president has already reached out to international organisations including the European Union, the African Union, the United States, China and the Organisation of Islamic Cooperation.
He has also reached out to regional bodies including the East African Community, as well as the Intergovernmental Authority on Development (IGAD).
In a meeting with IGAD Executive Secretary Workneh Gebeyehu on Monday, the authority assured Mohamud of its support as it walks towards achieving sustainable peace and prosperity.
“Somalia is a critical partner in our shared mission to promote peace, stability, and development in the Horn of Africa. We stand with Somalia as it navigates its path towards sustainable peace and prosperity, and we will continue to support the government’s efforts to build a resilient nation,” Gebeyehu said.
“Our commitment to fostering peaceful relations in the region requires a unified stance in supporting Somalia’s territorial integrity.”
President Mohamud reaffirmed Somalia’s commitment to strengthening ties with IGAD to effectively advance regional peace and security while addressing critical challenges such as climate resilience, food security, and economic development.
Earlier this year, affirmed its position on the feud, insisting that Somaliland is the territory of Somalia.
“China respects Somalia’s sovereignty and supports its rights in managing its maritime resources. We believe in collaborative development that benefits all,” The Chinese foreign ministry said.
In January, the OIC said, “Following the signing of a Memorandum of Understanding for Partnership and Cooperation between the Federal Republic of Ethiopia and Somaliland on 1 January 2024, the General Secretariat of the Organization of Islamic Cooperation (OIC) expressed rejection of any act violating the sovereignty and territorial integrity of Somalia.”
The African Union, European Union and United States also called for respect to the sovereignty and the territorial integrity of the Federal Republic of Somalia pursuant to its constitution, the Charters of the African Union and the United Nations.
They insisted that this is key for the peace and stability of the entire Horn of Africa region.
Tension has recently risen between Somalia and Ethiopia over the deployment of Egyptian soldiers into Somalia to support its security forces following the withdrawal of ATMIS.
Ethiopia protested the move saying it will not sit back as their neighbours prepare for war.
The dispute started after Ethiopia signed a 50-year port deal with Somaliland, a breakaway region that Somalia insists is its territory.
SOURCE

By JOHNSON LAI and BASSEM MROUE
Khamiis 19 -09-2024 {HMC} Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa qaabiley wefti ballaadhan oo ka kooban xildhibaano iyo masuuliyiin kala duwan oo ka socda dalalka Kenya iyo Ethiopia oo Somaliland u joogay shir ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Somaliland oo ujeedadiisu ahayd dhiirigelinta haweenka iyo khibrad wanaaga arrimaha haweenka.
Ugu horayn madaxweynaha Somaliland oo weftiga ku soo dhaweeyey dalka ayaa uga waramay marxaladihii dalkani soo maray iyo halka uu wakhtigan marayo oo ku yimi dedaal qaran oo ay ka midho dhaliyeen dawladihii xukunka u kala danbeeyey iyo shacbiga Somaliland oo ah kuwo marwalba barbartaagan Dawladooda ilaashadana madax-bannaanida Qaran-nimadooda.
Weftiguna waxa ay madaxweynaha iyo shacbiga Somalilandba uga mahadnaqeen sida milkaha iyo sharafta leh ee ay ugu soo dhaweeyeen Hargeysa, waxaanay la dhaceen kana hadleen horumarka dhinacyada kala duwan leh ee dalku ku tallaabsaday.
Madaxweynaha waxa kulanka ku wehelinaayey masuuliyiinta ugu saraysa Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Somaliland oo ka kooban Wasiir Cali Cumar Maxamed (Cali Xoorxoor), Wasiir ku xigeen Marwo Yurub Abiib Cabdi, Agaasimaha Guud Mudane Axmed Xasan Aw Aadan, Xildhibaan Fu’aad Axmed Diiriye iyo Muuna Ciise Mahad.
Dhinaca weftiguna waxay kala ahaayeen Senator Hamida Ali Kibwana oo ah Guddoomiyaha Ururka Haweenka Kenya, Xildhibaanada kala ah Faadumo Cali, Ummulkheir Kassim, Ngelechei Caroline Jeptoo oo ka mida Baarlamaanka Kenya iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Jinsiga iyo Dhallaanka ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Marwo Ubax Cabdiraxmaan.
Khamiis 19 -09-2024 {HMC} Dowladnimadii haddii laygu dulmiyay duul nacayb miyaan kubiiraa”Mid kamid ah Macaliminta Soomaaliyed
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Khamiis 19, Sep-2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.