Arbaco 18-Sept-2024 {HMC} “Galmudugta aan doonayo inaa hugaamiyo waa mid ka caagan dagaalada qabaail ka “ Musharax Koofi
DEG DEG: Maxkamadda Sare oo go’aan ka gaartay kiiska SAYID-CALI
Arbaco 18-Sept-2024 {HMC} Maxkamadda Sare ee dalka oo maanta fadhigii ugu dambeeyay ka yeelatay kiiska ninkii gubay xaaskiisa Sayid Cali Macallin Daa’uud, ayaa ka gaartay go’aan rasmi ah, kaas oo ay horay dil ugu soo xukumeen maxkamadda darajada koowaad iyo tan racfaanka ee gobolka Banaadir.
Fadhiga maanta oo uu soo xiray guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Axmed Yuusuf ayaa sheegay in Sayid-Cali lagu helay dambiga lagu eedeeyay, isla markaana uu si kas ah u dilay marxuumad Luul Cabdicasiis Maxamed.
Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray in maxkamaddu ay go’aankii dilka toogashada ahaa ku raacday maxkamadda racfaanka iyo tii darajada koowaad ee horay usoo xukumay Sayid Cali.
Tallaabadan ayaa ka dhigan inuu soo xirmay albaabkii ugu dambeeyay ee Sayid Cali, mana jiri doono racfaan kale oo uu ka qaadan doono xukunka dilka ah ee lagu riday.
Dhinaca kale waxaa soo dhaweeyay go’aankan ehellada marxuumadda oo uu ugu horreeyo Aabaheed Cabdicasiis oo muddo dheer sugayay cadaalad ay hesho gabadhiisa.
Maamulka Baraawe oo war ka soo saaray Muranka DF iyo KGS.
Arbaco 18-Sept-2024 {HMC} Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda degmada Baraawe oo ka hadlay wararka sheegaya in dowladda Soomaaliya ay ciidamo geysay degmadaas ayaa been abuur ku tilmaamay arrintaas.
Wuxuu sheegay in Baraawe ay xukunto Koonfur Galbeed, isla markaana aysan jirin ciidamo dheeraad ah oo dowladda federaalka ay heysay.
Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay in Baraawe aan laga hari karin K/Galbeed, isla markaana aysan yeeli doonin taas.
“Maamulka iyo ciidamada amniga ee magaaladaan waa kuwii shalay joogay, ma jiraan wax soo kordhay, hadalada soo yeeraya waa been abuur, dadka beentaas baahinaya waxaan leeyahay dalkiina u tura,” ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka Baraawe.
Isagoo sii hadlayey ayuu yiri, “Dowlada Soomaaliya waa federaal, Baraawe waxay hoos tagtaa Koonfur Galbeed, wax dhibaato ah kama geysan dowladda dhexe, halkaan kama taagna wax buuq ah.”
Hadalka guddoomiye ku xigeenka Baraawe ayaa ku soo aadaya, iyadoo ay jiraan warar sheegaya in dowladda federaalka iyo K/Galbeed ay ku hardamayaan magaaladaas.
Dowladda Soomaaliya ayaa shalay hor istaagtay qorshe halis ah oo Itoobiya iyo Maamulka Laftagareen ay iska kaashanayaan, qorshahas ayaa ciidamo badan lagu geynayaa magaalooyinka Baraawe, Marka iyo magaalooyinka kale ee gobolka Shabeellada Hoose.
Itoobiya iyo Laftagareen ayaa qorsheeyey inay ciidamo badan diyaarado uga soo qaadaan Baydhaba, isla markaana ka dejiyaan Baraawe, balse dowladda Soomaaliya ayaa ogaatay, kana hortagtay qorshahaas.
Laftagareen ayaa qorsheynaya inuu qabto doorasho u dhaceysa sida uu rabo, halka dowladda Soomaaliya ay qorsheysay in hadii Laftagareen uu qaba waayo doorasho rasmi ah ay doorasho kale ku qabato Baraawe
FAAH FAAAHIN 6 Qof oo Lagu dilay Weerar Lagu qaaday Masaajid ku yaala Magaalada Wardheer.
Arbaco 18-Sept-2024 {HMC} Magaalada Wardheer Masaajid ku yaala waxaa Xalay lagu dhex laayay 6 Dhalinyaro ah oo Xer ah oo Masaajidka wax ka baranayay, kuwaas oo Rasaas lala dhacay halkiina ku wada Geeriyooday.
Dil Wadareedkan ayaa la Rumaysanyahay inuu Salka ku hayo Aano Qabiil, waana dhacdo aad u Xanuun badan oo shacabka Reer Wardheer Saaka ku waabariisteen.
Lixda Dhalinyarada ah ee Xalay Ragga Hubaysani Masaajidka ku dhex dileen 5 kamid ah waa Isku Qoys/Jifo, halka midka 6aadna uu Jifo kale yahay sida wararku sheegayaan.
Waxaa Maagalaada Wardheer iyo Deegaanada Hoos yimaado laga Dareemayaa Saan saan Colaadeed
maanta ayaana lagu wadaa in dhalinyaradaan lagu aaaso magaalada Wardheer
Dhalinyarada Aqoonyahanada ah oo loo dilo Aanooyin qaabil ayaa Mudooyinki lasoo dhaafay Si wayn ugu dhax jirtay Soomalida Dhaxdeeda Waa Dhaqan lagu Dabatgooynaayo Dadkii indhaha u ahaa Bulshada
Liverpool & Real Madrid oo Guul ku furtay kulamada ugu horeeya ee Champions leagua.
Arbaco 18-Sept-2024 {HMC} Kooxda Liverpool ayaa guul weyn ka gaadhay kooxda Ac Milan kulan ka tirsanaa champions League.
Ac Milan ayaa wakhti hore ka naxsatay Liverpool waxana ay daqiiqadii 3-aadba ka dhaliyeen gool uu u dhaliyay xiddiga Christian Pulisic.
Liverpool ayaa bilowday in ay raadiso bar-baraha iyaga oo la wareegay maamulista ciyaarta.
Daqiiqadii 23-aad ayay Liverpool dhalisay goolka 1-aad waxana u dhaliyay xiddiga daafaca uga ciyaara ee Ibrahima Konate kaas oo ciyaarta ka dhigay 1/0.
Liverpool ayaa ahayd kooxda fiican waxana ay sameeyeen fursado aan kala joogsi lahayn.
Daqiiqadii 41-aad ayay Liverpool dhalisay goolka 1-aad waxana u dhaliyay xiddiga Virgil Van Dijk kaas oo ciyaarta ka dhigay 2/0 ay kooxdiisu ku hogaaminayso.
Reds ayaa iska khasaarisay fursado badan oo ay ku dhalin kartay goolal xilli ay Ac Milan ku dhibaatoonaysay in ay weeraro qaado.
Daqiiqadii 67-aad ayay Liverpool dhalisay goolka 3-aad waxana u dhaliyay daafaca Dominik Szoboslai kaas oo ciyaarta ka dhigay 3/0.
Waxa sidaas ku dhamaatay ciyaarta oo ay Liverpool guul soo laabasho elh ka gaadhay kooxda Ac Milan.
Dhinaca kale Kooxda Real Madrid ayaa guul ku bilaabatay champions League iyaga oo 2/1 kaga badiyay kooxda Stuttgart.
Xiddiga Mbappe ayaa dhaliyay goolka 1-aad ee kooxdiisa daqiiqadii 46-aad waxana uu hogaanka ciyaarta u dhiibay kooxdiisa.
Laakiin Stuttgart ayaa daqiiqadii 68-aad iska soo baday goolka waxana bar-baraha u dhaliyay Denis Undav kaas oo ciyaarta ka dhigay 1/1.
Daafaca Antonio Rudiger ayaa kooxdiisa Real Madrid daqiiqadii 83-aad u dhaliyay goolka 2-aad isaga oo ciyaarta ka dhigay 2/1.
Da’yarka ee Endrick ayaa daqiiqadii 90+5-aad dhaliyay goolka 3-aad kooxda Real Madrid isaga oo kooxdiisa ku hogaamiyay guul weyn.
Ku dhawaad 3,000 oo ka tirsan Xizbullah oo lagu dhaawacay dalka Lubnan
Arbaco 18-Sept-2024 {HMC} Wasaaradda caafimaadka Lubnan ayaa sheegtay in ugu yaraan 9 qof ay ku dhinteen in ka badan 2,800 oo kalana ku dhaawacmeen, kaddib marki ay hal mar wada qarxeen aaladda pagers-ka oo ah qalab is gaar-siineed oo lagu wada xariiro, farriimahana is isugu gudbiyo.
Qalabkan ku qarxay xubnaha ka tirsan ururka Xisbullah ee Lubnan ayaa lagu soo sameeyay Jasiiradda Taiwan. Gugi dhawaa kooxdu ka dalbatay shirkadda soo sameysay ilaa 5,000 oo xabbo ka hor inta aysan qarxin Talaadadi shalay. Saraakiisha Xisbullah ayaa ku eedeeyay sirdoonka Isra’il ee Mossad.
Isra’il wali kama aysan hadlin weerarkaan. Afhayeen u hadlay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka oo lagu magacaabo Matthew Miller ayaa sheegay, in Dowladda Mareykanka aysan horay u sii ogeyn weerarkasi. Wuxuu intaasi raaciyay in ay hadda billaabeen ururinta xogta.
Ilo-wareedyada dhanka amniga ayaanan wali caddeynin nooca iyo awoodda qaraxyada lagu weeraray Lubnaan, balse mid ka mid ah khubarrada ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay, qaraxyada lasoo geliyay aaladda Pager-ka ee dhanka isgaarsiinta uu ahaa wax yar oo la eg saddex garaam.
Pager-ka ayaa ah qalab elektaroonic ah oo dhumucdiisu ay gaareyso kalkuleetarka, waxaa lagu xiran karaa suunka ama la gashankaa jeebabka. Farriim qoraaleedyada iyo codadka ayaa la isugu diri karaa.
Xisballah waxay wacad ku martay in ay ka aargudan doonto Isra’il, oo ay ku eedeysay weerarkaasi.
Egypt and Eritrea explore possible military deal amid regional tension.
Tuesday 17 Sep 2024 {HMC} Egypt and Eritrea are exploring a possible military co-operation deal and intelligence sharing as they seek to cement already close ties, according to sources.
The sources told The National that such an accord would also include outlining bilateral steps to protect Red Sea shipping, which has been severely disrupted by attacks from Iran-backed rebels in Yemen carried out in solidarity with the Palestinians during Israel’s 11-month war in Gaza.
Egypt is also discussing with Eritrea possible mediation by Cairo to end decades-old animosity between Asmara and the separatist rebels of Tigray in neighbouring Ethiopia, where the Tigray People’s Liberation Front poses the most potent threat to the rule of Prime Minister Abiy Ahmed.
Mr Abiy has been an anathema in Egypt because of what Cairo views as his intransigence in more than a decade of fruitless negotiations to resolve the two nations’ dispute over a giant Nile dam that Ethiopia is building, which is seen by Cairo as an existential threat to its life-and-death share of the river’s water. Addis Ababa has in turn accused Egypt of supporting anti-government groups to destabilise Ethiopia.
The discussions between Egypt and Eritrea come amid a surprise visit to Asmara last weekend by Egyptian intelligence chief Gen Kamal Abbas, a confidant of President Abdel Fattah El Sisi, and Foreign Minister Badr Abdelatty. The pair met Eritrea’s longtime leader Isaias Afwerki.
The Foreign Ministry on Saturday said the pair handed the Eritrean leader a message from Mr El Sisi on “bolstering and developing bilateral relations in all fields”.
“They also listened to President Afwerki’s views on developments in the Red Sea regarding the importance of finding the right circumstances to restore normal maritime shipping and international trade through the Bab Al Mandeb,” it said, referring to the narrow strait that links the Red and Arabian seas.
The Egyptians also heard the Eritrean leader’s views on developments in the Horn of Africa, the challenges faced in that region and methods for reinforcing security and stability there, it said.
Egypt and Eritrea together account for about 5,000km of Red Sea coastline, including the Egyptian shores of the gulfs of Suez and Aqaba, as well as 355 islands under Eritrean sovereignty. While Egypt controls the northern reaches of the Red Sea, including the Suez Canal that links to the Mediterranean, Eritrea is located close to the strategic Bab Al Mandeb strait.
The two have forged close ties in the 10 years since Mr El Sisi rose to power in the most populous Arab nation, with Mr Afwerki meeting the Egyptian President several times in recent years. They last met in Cairo in February, only three months after their previous meeting in Riyadh, Saudi Arabia.
“The primary aim of Egypt in the region is to curb Ethiopian influence in the Horn of Africa and put pressure on Abiy Ahmed’s government,” said one of the sources. “To boost co-operation with Eritrea is a huge step in that direction.”
A military co-operation agreement with Eritrea would be the latest deal of its kind to be struck between Cairo and countries in the Horn of Africa, East Africa or the Nile basin. These include Djibouti, Kenya, Uganda, Sudan and Somalia.
Analysts have long suspected those deals are primarily designed to put pressure on Addis Ababa to show flexibility in its dispute with Egypt over the Grand Ethiopian Renaissance Dam.
The latest military co-operation agreement between Egypt and its southern neighbours was signed last month with Somalia, which has traditionally been at odds with Ethiopia. Under the provisions of that deal, Egypt late last month airlifted arms, military hardware and troops to Somalia, deeply angering Ethiopia, which has warned that the move would undermine stability in the Horn of Africa and vowed not to stand idly by.
Eritrea, on the other hand, gained its independence from Ethiopia in 1993 after a decades-long civil war. The pair fought a ruinous war over a border dispute between 1998 and 2000; and although they have since made peace and fought together against Ethiopia’s Tigrayan rebels in 2020-2022, they remain rivals.
Somalia’s quarrel with Addis Ababa now is over a preliminary deal its landlocked neighbour signed this year with the breakaway territory of Somaliland to lease coastal land in exchange for possible recognition of its independence from Somalia.
Somalia called the deal an assault on its sovereignty and said it would block it by all means necessary.
“Somalia and Ethiopia share a long-enduring animosity,” Somalia’s Minister of State for Foreign Affairs Ali Mohammed Omar told Qatar’s Al Jazeera TV network in an interview aired last week.
Asked how Somalia would respond if Ethiopia and Somaliland went ahead and implemented their agreement, he said: “That will be a declaration of war.”
Somalia has already threatened to send home an estimated 10,000 Ethiopian troops in Somalia as part of an African Union-mandated peacekeeping force if the deal is not cancelled.
For its part, Egypt said it planned to apply to the AU to be part of a new peacekeeping force in Somalia which, as the host nation, Somalia must approve.
If this comes to fruition, it could increase tensions. Already, the 17-month-old war in Sudan has driven more than two million people over the borders of that vast Afro-Arab nation. And in Ethiopia, ethnic divides appear to be ominously worsening and Somalia is faced with a constant threat from militant group Al Shabab.
SOURCE

Hamza Hendawi
Turkey to deploy frigates to guard energy exploration ship in Somalia
Tuesday 17 Sep 2024 {HMC} Turkey plans to deploy frigates to Somali waters to protect a Turkish energy research vessel, two sources familiar with the issue told Middle East Eye.
Under a deal signed between Turkey and Somalia earlier this year, Ankara is authorised to protect Somali waters against external threats, as well as giving it rights to explore and drill energy sources in the Somali exclusive economic zone.
Turkish Energy Minister Alparslan Bayraktar last week told Turkish media that Turkish Petroleum has a licence for three areas in Somali seas, each field being 5,000 square kilometres. Bayraktar added that Oruc Reis will conduct a 3D seismic study in the area, “which had never been done before”.
He also said that Turkish naval forces will guard the ship. Two sources familiar with the issue said Ankara was planning to deploy two frigates and additional auxiliary ships to secure the area.
Tunc Demirtas, an analyst on African affairs at Seta think tank, said that Ankara was taking utmost caution to guard the ship because it would operate in the open ocean.
“This is the first time a Turkish research vessel would operate in the ocean,” he told Middle East Eye. “The ship has to be protected from pirates as well as possible land-based threats.”
‘Production sharing’ oil deal
Ankara has operated in the Eastern Mediterranean in recent years, facing Greek objections and possible attempts at disruption. But the Gulf of Aden and the waters near Somalia are significant new challenges for drilling operations.
Bayraktar said initial data indicates the research vessel would likely discover oil in the chosen fields. The ship will be deployed in the area beginning in October.
He added that in the event of a possible discovery off Somalia, the oil in the region will be shared with the Somali state within the scope of a “production-sharing agreement”.
“After giving them the state rights they need to get, as long as you have oil, you can sell it anywhere in the world,” he said.
“We can bring it to refineries in our country. Therefore, it will be possible for it to be commercialised quickly and added to the economy.”
Turkey and Somalia signed a defence and economic cooperation deal in February, aimed at bolstering Somalia’s maritime defence capabilities and establishing a navy for the African nation.
The secret deal was reportedly concluded in response to Ethiopia’s agreement with the breakaway state of Somaliland in January, which grants Addis Ababa the right to build a military port there.
Two rounds of talks hosted by Turkey to find a middle ground between Mogadishu and Addis Ababa earlier this year have not yielded any results.
In March, Turkey and Somalia also inked an oil and gas exploration deal to allow the Turkish government to work on the Somali offshore fields.
SOURCE

By Ragip Soylu in Ankara
{DHAGEYSO} Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {17.09.2024}
Talaado 17 -Sept-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiqani Osoble
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO
Eswatini activists say park rangers shoot suspected poachers with impunity
Tuesday 17 Sep 2024 {HMC} Some Eswatini legislators, backed by human rights activists, are calling for an urgent review of the Game Act of 1991, a law they say allows wildlife park rangers to shoot and kill suspected poachers with little or no accountability.
Game park owners have defended these shootings for years as necessary to protect animals. But critics contend that the Game Act instead jeopardizes human life.
Human rights lawyer Thabiso Mavuso of the Law Society of Swaziland, who has represented the families of shooting victims, says the law not only allows game rangers to use lethal force with impunity but also shields them from legal accountability.
“We have seen here in Eswatini the killing, injury and torture of people, some as young as 13 years and some in their 60s, but nothing has been done against the perpetrators … ,” Mavuso said. “This law needs reform. It must be aligned with human rights and general principles of constitutionalism such as accountability and responsibility.”
No one has exact numbers for how many suspected poachers have been killed in Eswatini’s game parks, but the Ministry of Tourism and Environmental Affairs estimates dozens are slain each year.
Game ranger Mandla Motsa told VOA that it is rangers who need protection and that the Game Law should not be altered.
“We have lost a lot of rangers – some have been killed and others injured,” Motsa said. “Almost all the time, the poachers shoot at rangers first. There has been a wrong narrative that we value the lives of animals more than that of humans. What people are forgetting is that there are two sides of lives involved in this issue and that is that of the ranger and the poacher. So, amending the Game Act would be to make it seem that our lives as rangers are also not important.”
However, political analyst Mandla Hlatshwayo said the killings in the parks are a consequence of the government’s abuse of power under the guise of environmental protection.
“What’s happening in the country in my view has nothing to do with environmental protection,” Hlatshwayo said. “The killing of so-called poachers in the manner that it’s actually taking place is wrong and must be condemned in the strongest of terms. We are witnessing the cold-blooded execution of suspects under circumstances that are very questionable. This is simple murder that is being condoned by the authorities, mainly because the victims are poor people with no power to fight back.”
Former Senator Ngomayayona Gamedze, whose family has suffered losses at the hands of game rangers, says the act must be amended to prioritize the sanctity of human life.
“Wildlife in Eswatini is now accorded higher status and greater protection than human beings,” Gamedze said. “This must be addressed by our legislators before human lives are further disregarded. Game rangers hold immense power over ordinary Swazis who love hunting, yet are penalized to the extent of death without trial. It is an injustice that the people of Eswatini are treated as less than animals, and a review of the Game Act is needed to prevent further loss of life.”
Government spokesperson Alpheous Nxumalo said a motion from senators to amend the Gaming Act was being debated and that a vote was pending.
SOURCE VOA



