Home Blog Page 198

Somali FM Addresses AU PSC on Threats to Somalia’s Territorial Unity

0

Mogadishu, January 06, 2026 {HMC} The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Abdi Ali, participated on Tuesday in an emergency virtual session of the African Union Peace and Security Council (AU PSC), convened to discuss developments affecting Somalia’s unity, sovereignty and territorial integrity.

The session, chaired by Democratic Republic of Congo Foreign Minister Thérèse Wagner in her capacity as AU PSC chair, was called at Somalia’s request under Article 7(o) of the Council’s mandate, which allows it to consider situations where a member state’s national independence or sovereignty is threatened.

Addressing the Council, Minister Abdisalam said Somalia rejects what he described as unilateral actions by Israel aimed at recognizing Somalia’s northern region as a separate state, arguing that such moves contravene Somalia’s Provisional Constitution, the Constitutive Act of the African Union and the Charter of the United Nations.

He reiterated that Somalia is a single, indivisible sovereign state and that the Somaliland region remains an integral part of the Federal Republic of Somalia. He added that no external actor has the legal authority to alter the territorial configuration of an African Union member state.

The foreign minister warned that actions undermining Somalia’s territorial integrity could pose risks to peace and security in the Horn of Africa, the Red Sea and the Gulf of Aden, potentially affecting regional stability, counterterrorism efforts and maritime security.

Abdi Ali called on AU member states to reaffirm Somalia’s sovereignty and unity, reject external interference, and uphold the principles of African unity and international legality.

He also highlighted the African Union’s long-standing support for Somalia’s peace and state-building efforts, noting recent political and institutional developments, including Somalia’s assumption of the rotating presidency of the United Nations Security Council this month.

Somaliland orders suspension of Air Djibouti flights amid diplomatic tensions

0

Tuesday 6 Jan 2026 {HMC}  Somaliland authorities have instructed Djibouti’s national carrier, Air Djibouti, to suspend flights to Somaliland starting Jan. 7, amid rising diplomatic tensions linked to Israel’s recognition of Somaliland.

BBC Somali reported on Monday that the self-declared republic informed the airline of the decision and set a deadline for the suspension. Air Djibouti had been operating several weekly flights to Somaliland, serving as a key air link between Hargeisa and Djibouti.

advertisements

Neither Somaliland officials nor Air Djibouti have publicly commented on the reported decision. BBC Somali said the airline is expected to issue a statement addressing the matter.
The reported suspension comes against the backdrop of a growing dispute between Somaliland and Djibouti following Israel’s announcement recognizing Somaliland as an independent state. Djibouti has been among the countries to oppose the move, reaffirming its support for Somalia’s federal government and the country’s territorial integrity.

Djibouti recently announced the closure of Somaliland’s diplomatic liaison office on its territory, a move widely seen as a signal of its opposition to Israel’s decision and its alignment with Mogadishu’s position.

Somaliland declared independence from Somalia in 1991 but has not been recognized by the international community. Israel’s recognition has drawn criticism from Somalia and several regional and international actors, who argue the move violates international law and risks destabilizing the Horn of Africa.

If confirmed, the suspension of Air Djibouti flights would mark a further deterioration in relations between Somaliland and Djibouti, potentially affecting travel, trade and people-to-people ties between the two neighbors.

Source Hiiraan Online

Israeli foreign minister arrives in Somaliland weeks after recognition move

0

Tuesday 6 Jan 2026 {HMC} Israeli Foreign Minister Gideon Saar arrived in Hargeisa on Wednesday, nearly two weeks after Israel announced it had recognized Somaliland as an independent state.

Saar is expected to hold talks with Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi during the visit, according to a Somaliland diplomatic source cited by Israeli television channel i24NEWS. The two officials are also scheduled to hold a joint news conference later in the day.

advertisements

The visit marks the highest-level Israeli delegation to Somaliland since Tel Aviv’s announcement recognizing the self-declared republic, underscoring Israel’s intent to formalize political engagement despite widespread opposition to the move.
Israel’s recognition of Somaliland, announced last month, drew condemnation from Somalia’s federal government and several regional and international actors, who argue the decision violates international law and undermines Somalia’s sovereignty and territorial integrity.

Somaliland declared independence from Somalia in 1991 following the collapse of the central government. While it has maintained its own administration, security forces and elections, it has not received formal recognition from the international community.

Somali officials have warned that Israel’s decision risks destabilizing the Horn of Africa at a time of heightened political and security tensions. Several countries, including Djibouti and Arab states, have reaffirmed their support for Somalia’s unity in response to the announcement.

Neither Israeli nor Somaliland authorities have released full details of Saar’s visit agenda, but analysts say the trip is likely to further inflame diplomatic tensions in the region as Somalia seeks to rally international backing against the recognition.

Source Hiiraan Online

Golaha Wasiirrada XJFS oo Ansixiyay Heshiis Amni oo ay Soomaaliya la gashay dalka Uganda

0

Talaado 06 Jan 2026 {HMC}   Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Isniintii ansixiyay heshiis cusub oo iskaashi dhinaca amniga ah oo ay Soomaaliya la gashay dalka Uganda, tallaabadan oo muujinaysa xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee lagu doonayo la-dagaallanka argagixisada iyo adkaynta xasilloonida gobolka.

Go’aankan ayaa lagu gaaray kulan degdeg ah oo Golaha Wasiirrada yeeshay, kaas oo uu guddoomiyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud kaa oo diiradda lagu saaray xaaladda amniga dalka, horumarka hawlgallada milatari ee socda, iyo arrimo siyaasadeed iyo dhaqaale oo muhiim u ah mustaqbalka dalka.

Madaxweynaha ayaa kulanka ka jeediyay khudbad uu ku adkeeyay muhiimadda midnimada qaranka iyo iskaashiga caalamiga ah ee lagu ilaalinayo madaxbannaanida iyo amniga fog ee Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in wada-shaqeynta dalalka deriska iyo saaxiibada gobolka ay tahay laf-dhabarta guulaha ay gaareen ciidammada amniga Soomaaliya, xilli ay sii xoojinayaan hawlgallada ka dhanka ah kooxaha argagexisada ah.

Wasiirradu waxay bogaadiyeen horumarka la gaaray, iyagoo mar kale adkeeyay go’aanka dowladda ee ah in la sii wado cadaadiska lagu hayo kooxaha argagixisada, isla markaana la xoojiyo hay’adaha dowliga ah.

Kulanka ayaa sidoo kale lagu ansixiyay heshiisyo caalami ah, hindise-sharciyeedyo iyo siyaasado qaran oo kala duwan, kuwaas oo qeyb ka ah ajendaha dib-u-habeynta ballaaran ee dowladda.

Dadkii Ka Barakacay Jilib oo Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ugu baaqay In guryahooda ku noqdaan

0

Talaado 06 Jan 2026 {HMC}  Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ugu baaqay shacabka ka barakacay deegaanka Jilib Marka inay dib ugu laabtaan guryahooda, kaddib hawlgallo amni oo ay ciidammada dowladda dib ugula wareegeen gacan-ku-heynta deegaankaas istiraatiijiga ah.

Ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo ay ka mid yihiin Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), ayaa dhowaan dib ula wareegay Jilib Marka, oo ah marin muhiim ah oo isku xira gobollada Banaadir iyo Shabeellaha Hoose, gaar ahaan waddada xeebta.

Kaddib la wareegidda deegaanka, ciidammada amniga ayaa bilaabay hawlgallo daba-gal ah oo ka socda tuulooyinka ku xeeran Jilib Marka, si looga hortago in AS ay dib isu abaabulaan.

Saraakiil ciidan ayaa sheegay in ciidamadu ay wadaan baaritaanno iyo roondooyin joogto ah, si loo adkeeyo guulaha la gaaray loona xaqiijiyo xasillooni waarta.

Mas’uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa xaqiijiyay in “deegaanka uu hadda ku jiro gacanta iyo ilaalinta ciidammo wadajir ah,” iyagoo ugu baaqay shacabka ku barakacay dagaalladii hore inay si nabad ah ugu soo laabtaan deegaannadooda.

Waxay sidoo kale carrabka ku adkeeyeen in dib u soo celinta nolosha caadiga ah iyo furista waddooyinka isku socodka ay yihiin mudnaanta koowaad ee maamulka.

Wasiirka Amniga ee Koonfur Galbeed, Xasan Cabdulqaadir, ayaa sheegay in maamulkiisu, isaga oo la shaqeynaya Dowladda Federaalka, uu xoojiyay olole amni oo uu ku tilmaamay “mid aamusnaan leh balse joogto ah,” kaas oo maalmahan ka socday qeybo kala duwan oo ka mid ah Shabeellaha Hoose.

Wuxuu intaa ku daray in deegaano badan laga sifeeyay AS , taas oo sare u qaadday amniga guud iyo isku xirnaanta gobollada.

Wasiirka ayaa ammaanay dadaalka ciidammada wadajirka ah, isagoo mar kale xaqiijiyay ballanqaadka dowladda ee ah sugidda amniga deegaannada la xoreeyay, fududeynta soo laabashada dadka barakacay, iyo ka hortagga in kooxaha argagixisada ay mar kale ku soo laabtaan goobaha laga saaray.

Maxaa Kasobaxay Shirkii Ay Maanta Yeeshen Golaha Nabadda & Ammaanka ee Midowga Afrika ?

0

Talaado 06 Jan 2026 {HMC}   Golaha Nabadda & Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa maanta fadhi degdeg ah ka leh go’aankii Israa’iil ay ku sheegtay in ay Aqoonsatay Somaliland isla markaana ugu xadgudubtay midnimada iyo wadajirka Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Dalalka xubnaha ka ah Golahaan ayaa kulankaan yeelanaya, waxaana la dhagaysan doonnaa dacwadda ay Soomaaliya ka qabto faragelintaan lagu sameeyay iyo sida ay ugu baahan tahay in goluhu meel fog ka istaago uuna cambaareeyo.

Kulankaan waxaa codsatay Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar iyada oo muujisay wellwel ku saabsan sida ay u saamayn karto haddii Israa’iil ay Saldhigato Deegaannada Maamulka Somaliland sida hadalka loo dhigay.

Dalal badan oo Afrika ah kana mid ah shirkaan ayaa horay u cambaareeyay tallaabada Israa’iil ay ku faragelisay Midnimada iyo wadajirka Soomaaliya, waxaa la filayaa in markale ay madasha ka sheegeen mowqifkooda ku saabsan arrintaan.

Wasiirka Arrimaha Dibadda SRL oo shir jaraa’id laqaadan doona dhiga Madaxweyne Cirro .

0

Talaado 06 Jan 2026 {HMC}   Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel, Gideon Saar, ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.

Booqashadaan ayaa ku soo aadeysa laba todobaad kadib markii Israa’iil ay si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland, go’aankaasi oo sababay diidmada Dowladda Soomaaliya iyo xubnaha Beesha Caalamka.

Sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo ku sugan magaalada Hargeysa Wafdigaan uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil ayaa kulan gaar ah la yeelan doona Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.

Sidoo kale, labada dhinac ee ka kala socda Somaliland iyo Israa’iil ayaa shir jaraa’id ku wada qaban doona Madaxtooyadda magaalada Hargeysa.

Dalal Carbeed Oo Soomaaliya u Muujiyay Taageero Weyn.

0

Talaado 06 Jan 2026 {HMC}  Kulan ay iskugu yimaadeen wasiirada Arimaha DIbadda ee dalalka Sacuudiga iyo Masar ayeey kaga wadahleen qoddoba ay ka mid ayihiin arimaha Soomaaliya.

Wasiirrada ayaa xaqiijiyeen in gebi ahaanba la diiday tallaabooyin kasta oo hal dhinac ah ah oo taabanaya madax-bannaanida Soomaaliya, gaar ahaan aqoonsiga Israa’iil ee Soomaliland. Taas oo xadgudub bareer ah ku ah beey yiraahdeen mabaadi’da sharciga caalamiga ah iyo heshiiska Qaramada Midoobay, isla markaana wiiqaya aasaaska nabadda iyo amniga gobolkaas muhiimka ah.

Dhinacyadu waxay ku nuuxnuuxsadeen mowqifka adag ee Masar iyo Sucuudiga ee ay ku taageerayaan midnimada, madaxbannaanida iyo amniga dhulka Soomaaliyeed, waxayna kasoo hor jeesteen isku dayo kasta oo lagu doonayo in lagu kala qaybiyo Soomaaliya ama lagu nusqaamiyo dawladnimadeeda.

Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay arimo ay kamid yihiin Marinka Gaza iyo Yemen.

Dhanka kale, madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa Axaddii sheegay in Türkiye ay “si dhow” ula socoto horumarada ka socda Yemen iyo Soomaaliya, kadib markii uu khadka telefoonka kula hadlay dhaxal sugaha Sacuudiga.

Waxaa uu Erdogan dhanka kale ku nuuxnuuxsaday muhiimadda ay leedahay xasiloonida ilaalinta midnimada dhuleed ee labada dal.

Sida laga soo xigtay Agaasimaha Isgaarsiinta ee Turkiga, intii wada hadalku socday, Erdogan iyo Maxamed bin Salman, waxay ka wada hadleen xiriirka laba geesoodka ah iyo arrimaha gobolka iyo caalamka.

Erdogan wuxuu sheegay in Türkiye ay diyaar u tahay inay gacan ka geysato dadaallada la isugu keenayo dhinacyada is haya ee Yemen.

Wuxuu sidoo kale sheegay, in Ankara ay hiigsaneyso inay xoojiso iskaashiga u dhexeeya Türkiga iyo Sacuudi Carabiya, iyadoo la qaadayo tallaabooyin dheeraad ah maalmaha soo socda.

Isagoo ka digaya in xaaladda bini’aadantinimo ee Gaza ay sii xumaaneyso marka la gaaro xilliga qaboobaha, Erdogan wuxuu intaas ku daray in Türkiga uu sii wadi doono ka shaqeynta xabad joojin waarta iyo dib u dhiska goobaha dagaalku saameeyay.

Saraakiil ka tirsan kooxda AS oo lagu dilay Gedo

0

Talaado 06 Jan 2026 {HMC}  Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen deegaanka Ceel Cilaan oo qiyaas ahaan 30 KM dhanka bari kaga beegan degmada Bardheere ee gobolka Gedo.

War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegau in howlgalka oo ahaa mid si heer sare ah loo qorsheeyay ciidamadu ku dileen 5 xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Al-shabaab.

Xubnaha howlgalkan lagu dilay ayaa la tilmaamay iney ahaayeen kuwa si weyn dhibaato ugu haayay dadka shacabka ah ee ku deegaanka Ceel Cilaan ee gobolka Gedo.

Warka kasoo baxay dowladda Fedaraalka waxaa sido kale lagu sheegay in howlgalka lagu burburiyay fariisimo iyo fadhiyo ay kooxdu ku laheyd deegaankaas oo ay kasoo abaabuli jireen falalka amni daro.

Howlgalkan ayaa qeyb ka noqonaya howlgalada ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka wadaan qaar ka mid ah deegaanada gobolada dalka oo ay ku doonayaan iney guud ahaan deegaanada ay kaga sugan yihiin dalka kaga ciribtiraan Ururka Al-Shabaab.

Faah Faahin Rasaas laga soo sheegayo meel u dhow madaxtooyada Venezuela.

0

Talaado 06 Jan 2026 {HMC}  Waxaa jira warar laga soo xigtay waladda wararka ee AFP oo sheegaya, in rasaas laga maqlay agagaarka aqalka madaxtooyada Venezuela.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in rasaas laga maqlay goobta, halka ilo wareedyo ku dhow dowladda ay sheegeen, in xaaladda la xakameeyay.

Waxay ilo wareedyadu sheegeen, in diyaarado aan duuliye lahayn oo aan la aqoonsan lagu arkay iyagoo dul heehaabaya Aqalka Miraflores ee ku yaal bartamaha caasimadda Caracas, ka dib ciidamada amniga ayaa ka jawaabay iyaga oo rasaas ku furay abaaro 8-da fiidnimo ee xilliga maxalliga ah.

Wararkani waxa ay imanayaan saacado yar ka dib markii Madaxweyne Ku Xigeenka Delcy Rodriguez loo dhaaryay madaxweyne ku xiigeenka dalkaas Venezuela.

Aqalka Madaxtooyada Venezuela, oo si rasmi ah loogu yaqaan Aqalka Miraflores, waa xafiiska ugu weyn ee Madaxweynaha waxaana uu ku yaalaa magaalada Caracas ee caasimadda Venezuela.