spot_imgspot_imgspot_img
Home Blog Page 2046

Somaliland President Muse Bihi and Waddani Party chairman discuss peaceful elections

0

HOL
Thursday March 21, 2024

Somaliland President Muse Bihi Abdi and the chairman of the Waddani Party, Adirahman Mohamed Abdillahi Irro, discussed the upcoming elections, focusing on ensuring peaceful competition and defending the existence of the breakaway Somaliland region.

The former President of Somaliland, Dahir Riyale Kaahin, organized Wednesday’s meeting, which also addressed the political discord between the opposition Waddani Party and President Bihi, who also leads the ruling party of Somaliland.

According to a press release from the presidential office, both parties agreed to unite against threats to Somaliland, emphasizing the importance of conducting the election campaign peacefully and accepting the election results. They also decided to hold further meetings within the next three days to discuss these implementation points further.

President Muse Bihi expressed gratitude to former President Dahir Rayale Kaahin for facilitating the meeting and promoting the common interests of Somaliland.

Two weeks before the meeting, President Bihi signed two amended electoral laws: the Electoral and Voter Registration Law (number 91/2023) and the Regulation of Organizations and Political Parties Law (number 14/2023). Following this, the chairman of Somaliland’s National Electoral Commission (SLNEC) informed local media that the commission is fully prepared for the dual elections scheduled for November 13, 2024.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh Ahmed oo si kulul uga Hadlay Wax kabedalka Dastuurka.

0

Khamiis-21- March-2024 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh Ahmed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho aya ka hadlay arinta wax ka bedelka dastuurka ee muranka badani uu ka taaganyahay .

Waxa uu ka hadlay taraiikhda dastuurka isaga oo sheegay in uu kasoo bilowday Axdi Qarameedkii Embakati kaas oo la ansaxiyay sanadkii 2012kii iyada oo ay ansaxiyeen ergo ka koobneyd 825 , intii ka danbeysay oo dhanna laga shaqeeynayey , laakin shaqadi loo baahnaa aan laga qaban , haatana sida ay wax ku socdaan uu mugdi badan ku gaddaamanyahay .

Waxa uu sheegay in dastuurku uu ka baxayo kumeelgaarka marka afti dadweyne loo qaado, inta ka horeysana shaqadiisa lasii wado.

“Dastuur diyaarintuna waa qoddob, in la aqbalano waa qoddob kale” , ayuu yiri sheikh shariif.

Hadda haddii la yiraa dastuurka waa la dhameeystiray oo doorasha toos ah ayaa la aadayaa , Somaliland sidee ayey uga qeeyb qaadaneysaa , Puntland waxa ay ka qabtaa dastuurka su’aal, hadii iyaguna ay birri banaanka tagaan maxaa dhacayo. ayuu shirkiisa jaraa’id ku sheegay Sheekh Shariif.

“Maadaama aan nahay dad kasoo baxayo dagaallo sokeeyo dowladda waxaa lagusoo waday wadahadal , is-afgarad ,wuxuuna su’aal ka keenay maxay tahay sababta looga leexanayo dariiqaas”

Waxa kale oo uu sheegay in maxkamaddii dastuurka aanay dhisneyn , guddigii addeegga dastuurkana uusan dhisneyn .

“Dastuurka waxaa dabiici u ah in mar walba wax lagu kordhiyo oo baarlamanaku ay ka doodaan laakin marka waxa laga bedelayo iyo waxa lagu kordhinayo ay bataan waxa uu noqononayaa dastuur beddel” ayuu yiri Sheekh Shariif, isaga oo intaas ku daray in haddii dastuur la bedelayana loo baahanyahay in dadku ay kawada tashadaan.

Waxa uu sheegay in dooddu aanay u dhaxeyn qolo dastuurka in la ansaxiyo rabto iyo qolo diiddan , doodduna waxa ay tahay buu yiri in dastuurka loo ansaxiyo si waafqsan sida dastuurku tilmamayo gaar ahaana cutubka 15aad sida uu tilmamayo.

Shariif Sheikh Ahmed ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu ka shaqeynayo Qabyaalad, isagoo xusay wixii shalay ay wadajir u diidanaayeen markii ay mucaaradka ahaayeen wax ka culus uu dalka ka socdo.

“Shalay aniga Madaxweyne Xasan Sheekh iyo rag kale oo mucaarad ah halkan ayaan wada taagneyn annagoo ka horjeedno Farmaajo oo aan ku eedeyneynay hannaankii doorashada inuu afduubay , qabiilnimo ma aheyn waxa aan ku diidaneyn . Maanta wixii aan barigaa wadajir u diidaneyn wax ka culus ayaa socda, dastuur ummaddu wada leedahay ayuu Madaxweynuhu leeyahay sidan rabo haleygu qoro,oo yaan leyga farafareyn, cidna kalama tashanayo” ayuu intaas ku daray.

Maxkamada Ciidanka Maamulka Jubbaland oo xukuntay xubno ku eedeysan Ka Tirsanaashaha AS.

0

Khamiis-21- March-2024 {HMC} Maxkamadda Ciidamada Jubbaland waxaa maanta ka soo hor muuqday labo eedeysane oo lagu kala magacaabo Axmed Bishaar Maxamed iyo Cabdullaahi Xaamud Xaaji Muumin oo ku eedeysan in ay gacan saar la lahaayeen Al-Shabaab lagana soo qabtay degaanada Galbeed ee gobolka Jubada hoose.

Eedeysanaha koowaad oo lagu magacaabo Axmed Bishaar Maxamed waxa uu xafiiska Xeer ilaalinta ciidamada Jubbaland ku soo eedeeyay in uu ahaa Nabaddoon ay Al-Shabaab magacaabeen kaasoo si dhow ula shaqeeyay isla markaana lacagaha baadda ah ee bulshada laga qaado uu usoo aruurin jiray, sidoo kale uu ahaa shaqsi xogta ciidamada Jubbaland ee deegaanadaasi howlgalka u taga u gudbiya Al-Shabaab.

Eedeysanaha labaad oo isna lagu magacaabo Cabdullaahi Xaamud Xaaji Muumin ayaa lagu soo eedeeyay in uu muddo kooban la falgalay Al-Shabaab gaar ahaana dhagar qabe ay qaraabo yihiin oo Kooxdaas ka tirsan.

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Jubbaland G/le Sare Cabdullaahi Maxamuud Ibraahim ayaa furay fadhiga Maxkamadda.

Xeer Ilaaliyaha Ciidamada Jubbaland G/le Dhexe Ismaaciil Cabdi Cali ayaa Maxkamadda ka hor akhriyay eedaha loo haysto labada eedeysane.

Labada eedeysane ee loo haysto gacansiinta iyo u adeegidda Al-Shabaab ayaa su’aalo la weydiiyay.

Gabagabadii Maxamadda Ciidamada Jubbaland ayaa xukun kasoo saartay kiiska eedeysanayaasha waxaana ku dhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Jubbaland G/lle Sare Cabdullaahi Maxamuud Ibraahim.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Cabdullaahi Xaamud Xaaji Muumin lagu waayey dembigii lagu soo eedeeyey ee ahaa inuu ka tirsan yahay al Shabaab, iyadoo amartay in la sii daayo.

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa ka codsaday xeer ilaalinta iney Maxkamada cadeymo dheeraad ah oo muujinaya in Axmed Bishaar Maxamed uu ahaa nabadoon ay magacaabeen al Shabaab, lana shaqeynayey kooxdaas, maadaama buu yiri uusan qiran dembigaas, maxkamadana la horkeenin cadeymo cad oo muujinaya eedeynta loo jeediyey.

Waa Kuma Sarkaalka ka tirsan Xizbullah oo booqasho taariikhi ah ku tegay Imaaraadka?

0

Khamiis-21- March-2024 {HMC} ABU DHABI — Sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Lubnaan ee Xizbullah ee Iran ay taageerto ayaa booqasho taariikhi ah ku tegay Imaaraadka Carabta, afar ilo-wareed oo ku dhow Xizbullah ayaa sidaas u sheegay Reuters.

Ujeedka booqashada Wafiq Safa ayaa ah inuu u fududeeyo sii daynta in ka badan 10 qof oo reer Lubnaan ah oo halkaasi ku xiran

Booqashada oo ku timid casuumadda Imaaraadka ayaa muujin karta isbeddel weyn oo ku yimid cadaawaddii muddo dheer qeexeysay xiriirka kooxda Shiicada ah ee Xizbullah iyo Imaaraadka Carabta oo ah dal Sunni ah oo xulufo dhow la ah Mareykanka, sida ay sheegeen fallanqeeyayaasha.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Imaaraadka Carabta ayaan jawaab ku bixin booqashada mar ay ka codsatay Reuters.

Mid ka mid ah ilo-waeedyada oo codsaday inaan la magacaabin, ayaa booqashada Wafiq Safa ku qeexay “bog cusub” oo u furmay xiriirka Imaaraadka Carabta iyo Xizbullah, oo ah koox ay argagixiso ku calaameeyeen Mareykanka iyo xulufadiisa Khaliijka Carabta.

Safa ayaa Imaaraadka u safray Talaadadii, sida ay sheegeen ilo-wareedyada.

Waxa uu maamulaa qaybta isku xirka iyo iskaashiga ee Xizbullah, isaga oo mas’uul ka ah isku xirka laamaha ammaanka ee Lubnaan, waxaana cunaqabatayn saaray Maraykanka.

Ilo-wareedyada ayaa sheegay in Imaaraadka Carabta ay xiriir la sameeyeen Xizbullah, ayaga oo sida farriin ah inay doonayaan inay sii daayaan maxaabiista Lubnaan oo qaarkood ku xukuman xabsi daa’in.

Ilo-wareedyada ayaa sheegay in maxaabiistan loo xiray eedeymo ay ka mid yihiin inay taageero iyo dhaqaale u fidinayeen Xizbullah, taasi oo kooxda ay ku tilmaamtay eedeymo ay siyaasad ka dambeyso.

Ilo-wareedyada ayaa sheegay in dhammaan maxaabiista lasii dayn doono maalmaha soo socda, ayna Safa u raaci doonaan Lubnaan.

Laba ka mid ah ilo-wareedyada ayaa sheegay in Imaaraadka ay weydiisteen madaxweynaha Syria Bashar al-Assad oo ay xulufo yihiin Xizbullah inuu u gudbiyo farriinta, kahor intii aanu billaaban dagaalka Gaza, oo Xizbullah iyo Israel ay gantaalo isku weydaarsadeen xuduudda.

Mid ka mid ah ilo-wareedyada ayaa booqashada ku tilmaamay dadaal lagu qaboojinayo “qaar ka mid ah xiisadaha gobolka,” isaga oo aan sharxin.

Siyaasadda arrimaha dibedda Imaaraadka ayaa waxaa sanadihii dhowaa ku jiray inay dib usoo celiyeen xiriirka Assad, halka ay dib ula heshiiyeen Iran 2019.

Lixda dal ee Golaha Iskaashiga Khaliijka, oo ay qeyb ka yihiin Sacuudiga iyo Imaaraadka, ayaa Xizbullah ku calaameeyey urur argagixiso 2016-kii.

Former President Farmajo visits Garowe for talks on constitution amendments

0

HOL
Thursday March 21, 2024

Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo arrived in Garowe, the administrative capital of the Puntland regional State, on Thursday for consultation meetings with regional leader Said Abdullahi Deni.

President Said Deni, along with other regional state officials, welcomed Farmajo’s delegation at the airport. Former President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed is also expected to arrive in Garowe in the coming days to participate in Farmajo’s meetings with Said Deni.

President Said Abdullahi Dani was the leader of Somalia’s regional governments, who strongly opposed the former government of Mohamed Abdullahi Farmajo. At that time, Deni criticized Farmajo for attempting to introduce an impossible electoral system in the country. Deni supported Hassan Sheikh in the runoff round of the 2022 election, which resulted in Hassan Sheikh’s victory over Farmajo.

Farmajo and Deni have now come together in opposition to President Hassan Sheikh’s government regarding constitutional amendments and reviews.

Two days ago, over 70 members from both chambers of the federal parliament strongly opposed President Mohamud’s plans to amend the country’s provisional constitution. They argued that the current process involves creating a new constitution rather than amending the existing one, which they believe threatens Somalia’s governance.

{DAAWO MUQAALKA} Qof iyo Qabiil Gaar ah Ayuu u xeran yahay Mucaawiye””Odayaal Baladweyne kasoo hadlay

0

Khamiis-21- March-2024 {HMC} Qof iyo Qabiil Gaar ah Ayuu u xeran yahay Mucaawiye””Odayaal Baladweyne kasoo hadlay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Garoowe

0

Khamiis-21- March-2024 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo xubno la socday ayaa goordhaw ka degay magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland, waxaana halkaasi si weyn ugu soo dhaweeyay madax kala duwan.

Garoonka diyaaradaha magaalada Garawe waxaa madaxweyne hore Farmaajo kusoo dhaweeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, wasiirro iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulka Puntland.

Madaxweyne hore Farmaajo iyo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa in kulamo kala duwan qaataan ayna kawada hadlaan xaalada siyaasadeed ee dalka ,gaar ahaan khilaafka ka taagan arrimaha Dastuurka .

{DAAWO SAWIRADA} Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirrada Turkiga,

0

Khamiis-21- March-2024 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Kuuriyada Koonfureed, Filibbiin iyo Sirilaanka ee loo soo magacaabay Soomaaliya.

Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka ayaa Madaxeweynuhu kaga guddoomiye waraaqaha Aqoonsiga Danjireyaasha kala ah, Mudane Alper Akta Safiirka cusub ee dalka Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Yeo Sung-jun Danjiraha Cusub ee Kuuriyada Koonfureed, Mudane K. Theshatha Danjiraha dalka Sirilaanka iyo Marwo Marie Charlotte oo ah Danjiraha cusub ee dalka Filibbiin u fadhin doonta Soomaaliya.

Danjireyaasha ayaa Madaxweynaha la wadaagay farriimo ay ka sideen Boqorrada iyo hoggaanka dalalkooda, iyagoo soo bandhigay dadaalka ay ku bixin doonaan adkaynta xiriirka taariikhiga ah ee ay la wadaagaan Dowlada iyo Shacab ka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Danjireyaasha ayaa si gaar-gaar ah uga wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga ay Dowladda Federaalka Soomaaliya la leeyihiin dalalkoodu, waxa uuna xusay ahmiyadda ay leedahay in ay xoojiyaan garab istaagga dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda, si guul looga gaaro dowlad-dhiska iyo horumarinta dalka.

1 10 2 9 3 8 4 6

Türkiye’s Maarif Foundation aims to contribute to Somalia’s education

0

DailySabah
Thursday March 21, 2024

Türkiye’s Maarif Foundation (TMV) aims to contribute to students’ development while protecting their language, culture and heritage, the president of the organization said at an iftar dinner organized in Somalia’s capital Mogadishu.

The iftar was organized at the campus of the TMV school in Mogadishu. TMV President Dr. Birol Akgün, Türkiye’s Ambassador to Mogadishu Alper Aktaş, TMV trustee board member Dr. Nevzat Şimşek, representatives of Turkish non-governmental organizations, Somalian officials, parents and other guests attended the iftar.

Noting that TMV has schools in 52 countries across the world, Akgün said Maarif schools provide a modernized education system while preserving their roots.

“We open these schools in Africa to find solutions to Africa’s problems together and we invest in the future of friendly countries like Somalia together,” Akgün said.

For his part, Ambassador Aktaş said TMV aims to touch the hearts of Somalian people through various initiatives, including charitable works.

In Somalia, Maarif schools provide education to thousands of students in the cities of Hargeisa and Mogadishu on three campuses.

 

Ethiopian bank hunts clients over millions lost in glitch

0

BBC
Thursday March 21, 2024

Ethiopia’s largest commercial bank has given customers who withdrew more money than they had in their accounts until the end of the week to return it or face arrest and prosecution.

Local media reported that more than $40m (£31m) was withdrawn or transferred to other banks on Saturday during a system glitch lasting several hours at the state-owned Commercial Bank of Ethiopia (CBE).

In an interview with the BBC Newsday programme, CBE President Abe Sano on Wednesday said the bank has traced most of the transactions conducted during the glitch.

When asked whether CBE would report those who don’t return the money to the police, Mr Abe replied:

“Yeah, yeah, for sure. We are doing already”.

He added that the bank will take legal action against those who will not have returned the funds “after this weekend”.

“There is no way that they can escape because they are digital [transactors] and they are our customers. We know them. They are traceable and they are legally accountable for what they did,” Mr Abe told Newsday.

Some of the customers who withdrew excess money have already returned it to the bank, Mr Abe said.

He however disputed the reports that customers took $40m, saying the amount taken was far smaller but will be accurately determined after an ongoing audit is completed later this week.

Mr Sano added that the audit is being done because some of the 10,000 customers who transacted during the glitch conducted legitimate transactions.