Home Blog Page 2279

{DAAWO MUUQAALKA} Ciyaar dhaqameedkan Wali ma Ciyaartay,?

Jimco 21 June 2024 {HMC}  Ciyaar dhaqameedkan Wali ma Ciyaartay,?

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} waa kee kaniiniga qatarta ku ah Caafimaadka Bini aadamka.?

Jimco 21 June 2024 {HMC} waa kee kaniiniga qatarta ku ah Caafimaadka Bini aadamka.?

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxay tahay sababta Dowlada u Codsatay in dib Loo dhigo in ATMS laga saaro Dalka.?

Jimco 21 June 2024 {HMC}  Maxay tahay sababta Dowlada u Codsatay in dib Loo dhigo in ATMS laga saaro Dalka.?

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Faafaahin Shirka Amniga Degmada Berdaale.

Jimco 21 June 2024 {HMC} Faafaahin Shirka Amniga Degmada Berdaale.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Shirka sanadlaha ah ee Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ka soo saaray Bangiga Adduunka.

Jimco 21 June 2024 {HMC} Shirka sanadlaha ah ee Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ka soo saaray Bangiga Adduunka.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Deegaanka Masaajid Cali Gaduud Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga

Jimco 21 June 2024 {HMC}  Deegaanka Masaajid Cali Gaduud Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidamo ka tirsan ATMS oo sagootin loo Sameeyey.

Jimco 21 June 2024 {HMC} Ciidamo ka tirsan ATMS oo sagootin loo Sameeyey.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

Dowlada Somalia oo beenisay warbixintii Wakaalada Wararka Reuters ee Bixitaanka Ciidamada ATMIS

Jimco 21 June 2024 {HMC}  – Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka jawaabtay warbixintii shalay soo baxday ee lagu sheegay in ay dooneyso in ay tartiibiso qorshaha bixitaanka ciidamada ATMIS ee jooga Soomaaliya.

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa qortay in dowladda Soomaaliya ay warqad ay bishii hore u dirtay ku-simaha guddoomiyaha golaha nabadda iyo ammaanka Midowga Afrika ay kaga codsatay in illaa bisha September dib loo dhigo bixitaanka bar ka mid ah 4,000 oo askari oo lagu waday inay baxaan dhammaadka bishan June.

Si kastaba La-taliyaha Amniga Qaranka ee madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macallin ayaa sheegay in wax-ka-bedelka jadwalka bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta inay tahay mid farsamo, isaga oo ka badbadin ku tilmaamay in qorshahan la xiriiro cabsi laga qabo dib usoo kaca Al-Shabaab.

Waxa uu ku tilmaamay qorshaha in uu yahay mid looga fogaanayo faaruq farsamo xilliga kala-guurka.

Midowga Yurub iyo Mareykanka, oo ah labada maal-geliye ee uga sarreeyaa ee ciidamada ATMIS, ayaa lagu warramay in ay doonayaan in la dhimo tirada nabad-ilaaliyaasha sababo la xiriira walaacyo laga qabo maal-gelintooda mustaqbalka, sida ay sheegeen afar ilo-wareed diblomaasi iyo sarkaal Ugandan ah.

Wada-hadallada ku saabsan ciidamada cusub ayaa noqday kuwa adag, ayada oo Midowga Afrika uu doonayey sharciyad ka xoog badan kan ay Soomaaliya ogoshahay, sida ay sheegeen ilo-wareedyo.

Sidoo kale, khilaaf ayaa hoggaamin kara in ciidamada Itoobiya oo qeyb ka ah howlgalka ay dalka ka baxaan.

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Mohamed El-Amine Souef ayaa sheegay in uusan jirin jadwal go’an oo ku aadan soo geba-gebeynta wada-hadallada, balse dhammaan dhinacyada ay ka go’an tahay in ay gaaran heshiis caawin kara in lagu guuleysto nabad iyo amni.

“Midowga Afrika iyo dowladda Soomaaliya waxay adkeeyeen muhiimadda ay leedahay hoos u dhigista dhimista si looga hortago firaaq kasta oo amni,” ayuu u sheegay Reuters.

Ciidamada ATMIS oo ka Baxay Magaalada Jowhar ee Maamulka Hirshabelle

Jimco 21 June 2024 {HMC} ATMIS ayaa maanta Saldhigga Howlgalka ee magaalada Jowhar ku wareejisay Ciidamada Amaanka ee Soomaaliya, kaasoo qeyb ka ah Wajiga 3-aad ee Dhimista Ciidamada.

Madaxa Injineeriyada Qaybta Militariga ATMIS, Gaashaanle Sare Suleymaan Ibraahim ayaa u xaqiijiyey dadka Soomaaliyeed inaysan jiri doonin wax faaruq amni inta ay socoto dhimista ciidamada.

Wuxuu ammaanay hawlkarnimada iyo nafhurnimada ay Ciidamada Amaanka Soomaaliya iyo ciidamada Burundi ee ATMIS ee sii baxaaya ay ku bixiyeen xasilinta gobolka.

Madaxa Unugga Qorshaynta Kala-guurka ee UNSOS, Patrick Duah, ayaa iftiimiyay doorka muhiimka ah ee saadka iyo awood-dhisidda ee UNSOS ee taageeridda Ciidammada Amaanka Soomaaliya & dhigooda ATMIS inta lagu jiro hannaanka kala-guurka ee amniga.

Wuxuu ku dhawaaqay in UNSOS ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed siisay qalab muhiim ah, oo ay ku jiraan koronto-dhaliyeyaasha, qalabka sifeynta biyaha, iyo baalalka cadceedda, si sare loogu qaado xaaladda noolosha ee xerada.

Mas’uuliyiin muhiim ah oo ay ka mid yihiin Taliyaha Qeybta 5-aad ee ATMIS Gaashanle Sare Oscar Hatugimana, Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Hirshabeelle Cabdiraxmaan Ciise Daadow, Taliyaha Ciidanka XDS ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, Sarreeye Guuto Ibraahim Yuusuf Nuur, ayaa ka qeyb galay munaasabadda wareejinta saldhigga.

{DAAWO MUUQAALKA} Beelihii dhawaan wada Dagaalamay oo gogol loo dhigay.

0

Jimco 21 June 2024 {HMC} Beelihii dhawaan wada Dagaalamay oo gogol loo dhigay.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA