Home Blog Page 2594

{DAAWO SAWIRADA} MD Xasan oo Booqday Agoonta Ciidanka Xooga

Arbaco 10, April ,2024 {HMC}  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga la qaatay qaar ka mid caruurta Halyeeyadii ku shahiiday dagaalka ka dhanka ah al shabaab ayaa tilmaamay in dowladdu ay joogteyn doonto xuquuq u gaar ah caruurta agoonta Ciidamada Qalabka Sida.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Ciidamada Qalabka Sida ee naftooda qaaliga ah u hureen xoreynta iyo difaaca dalka ay ummadda Soomaaliyeed ugu qoranyihiin Baal dahabi ah, dowladdooduna aysan marnaba hilmaami doonin ubadka iyo ehelladooda sharafta badan, isaga oo Alle u weydiiyay dhammaan halyeeyadii nafta u huray difaaca dalka, dadka iyo diinta islaamka in uu hoygooda ka yeelo Janatul Firdowsa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku amaanay hooyooyinka iyo waalidiinta kale ee gacanta ku haya barbaarinta ubadka Shuhadada, sida kartida iyo dhabar adeyga leh ee ay dusha u saarteen mas’uuliyadda daryeelka caruurta isaga oo adkeeyay in dowladdu ay doorkeeda ka qaadan-doonto waxbaridda caruurtan.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne ku xigeenka puntland oo cadeeyay mawqifka maamulkaas ee khilaafka kala dhaxeeya DF.

0

Arbaco 10, April ,2024 {HMC} Madaxweyne ku xigeenka puntland oo cadeeyay mawqifka maamulkaas ee khilaafka kala dhaxeeya DF.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Duqa Baladweyne oo war kasoo saaray Xaalada Magaalada iyo waxa la gudboon.

0

Arbaco 10, April ,2024 {HMC} Duqa Baladweyne oo war kasoo saaray Xaalada Magaalada iyo waxa la gudboon.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Gudoomiyaha G Hiiraan” Gacan Bir ah ayaan ku qabaneeyna dadka dhibka Baladweyne ka wado.”

0

Arbaco 10, April ,2024 {HMC} Gudoomiyaha G Hiiraan” Gacan Bir ah ayaan ku qabaneeyna dadka dhibka Baladweyne ka wado.”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} “Walaalkaygii aan sharfay ayaa leh Somaliland oo la Aqoonsado waxa iga dhaw As” Madaxweyne Biixi

0

Arbaco 10, April ,2024 {HMC} “Walaalkaygii aan sharfay ayaa leh Somaliland oo la Aqoonsado waxa iga dhaw As” Madaxweyne Biixi

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Cabdi Xiish” Anaga Hiiraan State ah qeyb ayaan ka Nahay Dhibaatada ka Jirto Baladweyne.”

0

Arbaco 10, April ,2024 {HMC} Cabdi Xiish” Anaga Hiiraan State ah qeyb ayaan ka Nahay Dhibaatada ka Jirto Baladweyne.”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Masuulka Soomaaliya uga wakiilka ah Dalka koonfur Africa oo laga gudoomay waraaqihii Safiirnimo

0

Arbaco 10, April ,2024 {HMC} Masuulka Soomaaliya uga wakiilka ah Dalka koonfur Africa oo laga gudoomay waraaqihii Safiirnimo

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Siddee maanta looga ciiday Magaaladda Baladweyne”

0

Arbaco 10, April ,2024 {HMC} Siddee maanta looga ciiday Magaaladda Baladweyne”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidamada Booliska Soomaaliya oo si weyn u Sugaya Amaanka Dadka ku Ciidayo Muqdisho.

0

Arbaco 10, April ,2024 {HMC} Ciidamada Booliska Soomaaliya oo si weyn u Sugaya Amaanka Dadka ku Ciidayo Muqdisho.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Calamka ee Hiiraanweyn

0

Arbaco 10, April ,2024 {HMC} wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Calamka ee Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA