Arbaco 26, Nov 2025 {HMC} Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 26-11-2025.
Arbaco 26, Nov 2025 {HMC} Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 26-11-2025.
Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa kulan ciyaareed kamid ah Isreeb-reebka Koobka Carabta 2025 galabta xiliga Geeska Afrika marka ay tahay 4ta galabnimo kahortagaya dhiggooda Cummaan, waxaana socda diyaargarow iyo dhiirragelin isla socda.
Macallinka Xulka Qaranka Soomaaliya Yuusuf Cali Nuur (Yuu Cali) ayaa ciyaartoyda Xiddigaha Badweynta (Ocean Stars) kula dardaarmay in ay soo bandhigaan ciyaar wanaagsan kuna tashtaan sidii ay guul uga gaari lahaayeen dhiggooda Cummaan.
Waxa uu qiray in uu kulankaan uu yahay mid adag balse ciyaartoyda xulkeenna looga baahan yahay in ay awood isugu geeyaan si ay libinta saddexda dhibcood uga fara-maroojin lahaayeen jaalkooda sida uu hadalka u dhigay.
Dhinaca kale, Tababaraha Xulka Cummaan, Carlos Queiroz ayaa sheegay in xulkiisa uu diyaar u yahay kulanka galabta, waxa uu amaanay isbaddelka iyo dardarta ciyaartoyda Soomaaliya ay lasoo shirtageen kulamadii ugu dambeeyay ay dheeleen.
Soomaaliya ayaa sanadihii dambe waxa ay isbaddel cusub la tagtay tartamada Kubadda Cagta, muddo kahor iskaba dhaafee in ay badiso waxaa ku adkayd in ay shabaqa xulka kasoo horjeeda gaarto, waxaana muuqda isbaddelkaas & horumarka laga sameeyay xulkeenna.
Xiddiga Badweynta (Ocean Stars) ayaa dhiggooda Cummaan waxa ay taariikhda inta diiwaanka ku jirta kahortagaan hal jeer, kulankaas waxa uu dhacay 20kii June 2021 waxaana uu kusoo idlaaday Oman 2-1 Somalia.
Arbaco 26, Nov 2025 {HMC} Burcad Hubeeysan oo koofur Afrika ku Dishay Muwaadin Soomaaliyeed
Arbaco 26, Nov 2025 {HMC} Ciidamada oo Gacanta kusoo dhigay Malleeshiyaad Dad shacab ah Afduubtay Deegaanka yaaq Biri weyne.
Arbaco 26, Nov 2025 {HMC} Si kas ah ayuu u dilay Agaasimaha Xabad ayuu madaxa uga dhuftay.
Arbaco 26, Nov 2025 {HMC} Muxuu yahay Ballan qaadka Cusub ee Turkiga ee Soomaaliya u sameeyey.?
Arbaco 26, Nov 2025 {HMC} Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun adag ku ridday Maryan Maxamed Nuur, kadib markii Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka uu ku soo oogay eedo culus oo la xiriira maalgelin falal argagixiso, lacag dhaqid sharci darro ah, iyo ku lug lahaansho hawlo dhaqaale oo loo adeegsaday ururka Al-Shabaab.
Sida ku cad war-saxaafadeedka ay soo saareen Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, baaritaanno qoto dheer oo la sameeyay ayaa muujiyay in Maryan Maxamed Nuur ay isticmaashay shan koonto bangi iyo shan taleefan, kuwaas oo lagu dhex marsiiyay lacag dhan $2,170,889 (Laba Milyan, Boqol iyo Todobaatan Kun, Sideed Boqol iyo Sideetan iyo Sagaal Dollar).
Xafiiska Xeer Ilaalintu wuxuu sheegay in lacagahaasi loo adeegsaday, Maalgelineed falal argagixiso, Lacag dhaqid sharci darro ah, Fulinta qaraxyo, Dillaalka iyo iibinta agab argagixiso, Isku dirka qabaa’ilka iyo dhibaatooyin kale oo argagixisadu ku hayso bulshada Soomaaliyeed
Sida lagu sheegay bayaan xafiiska xeer ilaalinta kasoo baxay, Kadib markii maxkamaddu ay dhageysatay caddeymaha la horgeeyay, waxay Maryan Maxamed Nuur ku xukuntay, 6 sano oo xabsi ah, Ganaax lacageed oo ah $20,000, In lala wareego 8 boos oo dhul ah iyo n la baab’iyo dhammaan akoonaaddeeda, lana wareegto dowladda wixii hanti ah ee ku jira
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa ku adkeystay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay la-dagaalanka maalgelinta argagixisada, lacag dhaqidda iyo falalka khatarta ah ee halista ku haya nabadgelyada dalka.
Arbaco 26, Nov 2025 {HMC} Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Xalay muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay deegaanka Philippi oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalo Xeebeedka Cape town.
Allah u naxariiste muwaadinka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Qaasin Cabdi Xasan oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaasi u shaqa tagay.
Burcad hubeysan oo u dhalatay Koonfur Afrika ayaa marxuumka ku dhex toogtay gudaha goobtiisa ganacsi oo ku taalay deegaanka Philipi oo ka mid ah deegaanada ugu halista badan ee lagu beegsado ganacsatada Soomaalida.
Dilka marxuumka kadib ciidamo ka tirsan Booliiska Koofur Afrika ayaa tagay goobta lagu dilay Marxuumka, waxaana halkaasi ay samyeen baaritaano la xiriira falkaas, hayeshee lama soo warin cid ay u soo qabteen dilka loo geystay muwaadinka Soomaaliyeed.
Marka la gaaro dhamaadka sanad walba waxaa si aad ah u kordha dilalka iyo boobka loo geysanayo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Koofur Afrika, maadama burcadu ay doonayaan dhaqaalo ay ku tamashleeyaan, taasina waxay keenta in muwaadiniin badan oo Soomaali ah ku waayaan dalkaas naftooda iyo maalkooda.
Arbaco 26, Nov 2025 {HMC} Maamulka Puntland ayaa War ka soo saartay howlgal culus oo cir iyo dhul isku jiray, oo ay ciidamada Maraykanka ka fuliyeen Togga Baalade ee buuraleyda Calmiskaad, halkaas oo ay ku dhuumaaleysanayeen xubno sar-sare oo ka tirsan maleeshiyada Daacish.
Qoraal kooban oo lagu daabacay barta X ee maamulka Puntland waxaa lagu yiri: “Aaga Calmiskaad, howlgal cir iyo dhul ah oo ay fuliyeen saaxiibada dowladda Puntland ee Maraykanka ayaa lagu beegsaday bartilmaameedyo sarsare oo ka tirsan argagixisada Daacish. Wixii faahfaahin ah waan ka soo gudbin doonnaa.”
Howlgalkan maanta dhacay ayaa noqonaya kii labaad ee dhulka ah oo Maraykanku ka fuliyaan aagga Calmiskaad sanadkan.
Howlgalkii hore ee bishii July ayaa lagu qabtay madaxii maaliyadda Daacish, Cabdiweli Maxamed Aw Yuusuf (Cabdiweli Walalac), oo sidoo kale ahaa wakiilka u qaabilsan ajaaniibta kooxdaas.
Dowladda Maraykanka weli faahfaahin dheeri ah kama aysan bixin hawlgalkan cusub ee ka dhacay gobolka Bari.
Wednesday November 26, 2025 {HMC} The U.S.-backed 28-point peace plan to end the war in Ukraine, which became public last week, drew from a Russian-authored paper submitted to the Trump administration in October, according to three sources familiar with the matter.
The Russians shared the paper, which outlined Moscow’s conditions for ending the war, with senior U.S. officials in mid-October, following a meeting between U.S. President Donald Trump and Ukrainian President Volodymyr Zelenskiy in Washington, the sources said.
The Reuters Daily Briefing newsletter provides all the news you need to start your day. Sign up here.
The paper, a non-official communication known in diplomatic parlance as a “non-paper,” contained language that the Russian government had previously put forward at the negotiating table, including concessions that Ukraine had rejected such as ceding a significant chunk of its territory in the east.’
This is the first confirmation that the document – whose existence was initially reported by Reuters in October – was a key input in the 28-point peace plan.
The U.S. State Department and the Russian and Ukrainian embassies in Washington did not respond to a request for comment.
The White House did not comment directly on the non-paper but cited Trump’s comments that he was optimistic about the 28-point plan’s progress.
Advertisement · Scroll to continue
“In the hopes of finalizing this Peace Plan, I have directed my Special Envoy Steve Witkoff to meet with President Putin in Moscow and, at the same time, Secretary of the Army Dan Driscoll will be meeting with the Ukrainians,” Trump wrote.
It is unclear why and how the Trump administration had come to rely on the Russian document to help shape its own peace plan. Some senior U.S. officials who reviewed it, including Secretary of State Marco Rubio, believed the demands made by Moscow would likely be rejected outright by the Ukrainians, the sources said.
SKEPTICISM OVER RUSSIAN INFLUENCE
After the paper’s submission, Rubio held a call with Russian Foreign Minister Sergei Lavrov during which the paper was discussed, the sources said.
Speaking to reporters in Geneva this week, Rubio acknowledged receiving “numerous written non-papers and things of this nature,” without elaborating.
Since the peace plan was first reported by Axios last week, skepticism has mounted among U.S. officials and lawmakers, many of whom see the plan as a list of Russian positions and not a serious proposal.
The United States has put pressure on Ukraine, nonetheless, warning it could curb its military assistance, opens new tab if Ukraine did not sign.
The plan was composed at least in part during a meeting between Trump’s son-in-law Jared Kushner, special envoy Steve Witkoff and Kirill Dmitriev, the head of one of Russia’s sovereign wealth funds, in Miami last month. Few inside the State Department and White House were briefed on that encounter, two sources familiar with the matter told Reuters.
On Tuesday, Bloomberg reported that Witkoff had offered advice to high-ranking Kremlin aide Yuri Ushakov regarding how Putin should speak to Trump. According to call transcripts obtained by the news agency, Ushakov and Witkoff alluded to a possible “20-point plan” as early as October 14. The scope of that plan apparently widened during subsequent conversations with Dmitriev, it added.
The U.S. proposal, which caught officials in Washington and Europe off-guard, triggered a flurry of diplomacy across three continents. The original plan has changed dramatically since then: Nine of the original 28 points have been cut following talks between senior U.S. and Ukrainian officials, according to ABC News.
A bipartisan group of U.S. senators said on Saturday that Rubio had told them the 28-point plan was not a U.S. plan but instead a Russian wish list, although the White House and State Department vigorously denied that Rubio had characterized it as such.
In the discussions that followed, a senior U.S. delegation that included Rubio agreed to excise or modify some of the most pro-Russian parts of the plan during meetings in Geneva with European and Ukrainian officials.
Driscoll is currently meeting with a Russian delegation in Abu Dhabi. A Ukrainian delegation is also in the UAE for talks with the U.S. team, according to a U.S. official.
On Tuesday, Ukrainian officials said they supported the modified peace deal framework that had emerged from the latest talks, but stressed that the most sensitive issues – territorial concessions are especially contentious – needed to be fixed at a potential meeting between Zelenskiy and Trump.
Source Reuters