Home Blog Page 3086

{DAAWO SAWIRADA} Ra’iisul Wasaare Xamsa “Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed waxay ku jirtaa hey’adaha ugu kobaca badan”.

0

Muqdisho, Diseembar 07, 2023;Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka qayb galay munaasabdda xuska maalinta Caalamiga ee Duulista rayidka, ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay horumar fiican ka gaartay dhanka maareynta Hawada iyo duulimaadyada.

“Soomaaliya waxa ay u furmaysaa caalamka, waxaa la inaga rabaa in hey’adaheenna dhammaantood ay u diyaar garoobaan masuuliyad adag, si aan ula baratanno caalamka aan la shaqaysanayno, lana imaano karti, aqoon iyo farsamo aan adduunka kula ganacsano”.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa hambalyo u diray bahda duulimaadyada caalamiga (Civil Aviation Community), gaar ahaan bahda duulimaadyada Soomaaliya, Wasaaradda Duulista iyo Gaadiidka Cirka, isagoo sheegay in Xukuumadda #DanQaran ay ahmiyad gaar ah siinayso horumarinta Hey’adda Duulista Hawada, si ay ula tartanto hey’adaha dhigeeda ah.

“Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed waxay ku jirtaa hey’adaha ugu kobaca badan marka loo fiiriyo dhiggeeda, maantana muddo gaaban waxa aan joognaa meel fiican oo lagu faani karo, waxaa la xaqiijiyey yoolal badan oo la hiigsanayey, kuwaas oo ku hirgalay dadaalka la bixiyey”.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku bogaadiyey Heya’adda Duulista Rayidka iyo Wasaaradda Duulista iyo Gaadiidka Cirka, sare uqaadidda maamulka hawada sare oo laga soo qaaday darajada G haatanna la gaarsiyey darajada “A” oo ah meesha ugu sareysa ee dhanka maamulka hawada sare.

DHAMMAAD

{DAAWO MUQAALKA} Cali Jeyte iyo Ciidamo badan oo uu Wato ayaa gudaha ugalay Degaanka Booco.

0

Khamiiis -December-7-2023-{HMC} Cali Jeyte Cismaan iyo Ciidamo aad u farabadan uu wato ayaa maanta gaaray deegaano badan oo dhawaan laga saaray ururka Al shabaab.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} WAR DEG DEG AH: Ciidamo uu hogaaminayay Cali Jeyte oo gudaha ugalay Degaano ay kamid tahay Booco.

Khamiiis -December-7-2023-{HMC} WAR DEG DEG AH: Ciidamo uu hogaaminayay Cali Jeyte oo gudaha ugalay Degaano ay kamid tahay Booco.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO SAWIRADA} Maxey ka wada Hadleen Ra’iisul Wasaare Xamsa Iyo Danjire Joachim Waern

0

Khamiiis -December-7-2023-{HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Joachim Waern oo ay ka wada hadleen xiriirka, iskaashiga iyo taageerada ay Sweden siiso Soomaaliya.

 

Danjiraha Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Joachim Waern ayaa sheegay in dalkiisu uu ku biiranayo lacag Sanduuqa Nabadda iyo Dowlad dhiska Soomaaliya (TPSS).

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulanka uga mahadceliyey dowladda Sweden oo maanta ku dhawaaqday in ay ku soo biirtay Sanduuqa Nabadda iyo Dowlad dhiska Soomaaliya ee (TPSS) iyo taageerada dhinacyada kala duwan leh ee ay Sweden u fidiso Soomaaliya.

{DAAWO SAWIRADA} Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo soo dhaweeyay go’aankii dhawaan kasoo baxay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay

0

Khamiiis -December-7-2023-{HMC} Muqdisho, Diseembar 07, 2023; Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay guushii taariikhiga ahayd ee qaadista cuna-qabateynta hubka, amniga dalka, la-dagaalanka maalgelinta argagixisada iyo lacag dhaqidda iyo roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka.

Golaha Wasiirrada ayaa soo dhaweeyey go’aankii taariikhiga ahaa ee Golaha ammaanka ee Qaramada midoobay ay cuna-qabataynta hubka ee saarnayd muddo 31 sano ah uga qaadeen dalkeenna. Taas oo fursad u siineysa Soomaaliya in ay xaqiijiso ammaankeeda, isla markaana la ciribtiro kooxaha Khawaarijta ah.

Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xariira amniga guud ee dalka iyo u diyaar garowga wajiga labaad ee dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah.

Kulanka Golaha ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay warbixinno dhowr ah oo ay kamid yihiin saameynta roobabka daadadka wata ay ku yeesheen dalka iyo qiimeynta Qaran ee u diyaarsanaanta iyo la-dagaalanka maalgelinta argagixisada iyo lacag dhaqidda.

 

—𝗗𝗛𝗔𝗠𝗠𝗔𝗔𝗗 —

Baarlamaanka Maamulka Puntland oo sameystay muddo kororsi hal sano ah xili lagu waday in la kala diro

0

Khamiiis -December-7-2023-{HMC} Golaha Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa sameystay sanad muddo kororsi hal sano ah iyagoo ka amba qaadaya go’aankii shalay kasoo baxay guddiga isimmada SSC- Khaatumo.

 

Guddiga Isimmadda SSC- Khaatumo oo ku howlanaa xal ka gaarista khilaafka arrimaha doorashada, ayaa guddoonshay in baarlamaanka haatan jira loogu daro 12 bilood, si ay iyagu u doortaan madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

 

Baarlamaanka oo saakay loo qeybiyay go’aanka isimmada, ayaa meel mariyay muddo 12 bilood ah, iyagoo sheegay in lifaaqa uu soo saaray madaxweynuhu uu yahay mid waqtigiisu kasoo dib dhacay, sidaas awgeedna ay iyagu la wareegeen go’aanka arrimaha doorashada.

 

Xildhibaanada ayaa u codeeyay inay sii joogaan xilka. Guddoomiyaha baarlamaanka, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil wuxuu sheegay inuu saacadaha soo socda soo magacaabayo guddiga doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

 

Lama oga sida uu ku socon doono go’aanka baarlamaanka Puntland, iyadoo xalay madaxweyne Deni uu ku dhawaaqay in Puntland ay ku laabatay doorashadii 66 xildhibaan ee horey loogu dhaqmi jiray.

 

Saciid Cabdullahi Dani Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa qorshihiisu ahaa in marka baarlamaanka uu soo saaro lifaaqa doorashada uu soo magacaabo guddiga ansixinta baarlamanka, kadibna isla maanta lakala diro baarlamaanka waqtigiisa uu dhamaaday.

Somalia faces uncertain future as African Union troops withdraw

0

Thursday December 7, 2023
By Lucia Blanco Gracia

Garowe, Somalia, (EFE).- After three decades of war and chaos, Somalia’s future is clouded in uncertainty, as African Union (AU) troops prepare to pull out of the country amid the ongoing fight against the Islamist militant group al-Shabaab.

“The Somali army is not strong enough to protect the country,” Abdullahi Mohamed Ahmed, commander of the Maritime Police Force in the northern state of Puntland, tells EFE.

Looking out over the blue waters of the Indian Ocean, where Somalia has over 3,000 kilometers of coastline, Ahmed points to a significant decrease in piracy incidents compared to a decade ago, citing improved security in recent years.

“The Somali army needs a big change before the withdrawal of ATMIS,” Ahmad says, referring to the AU Transition Mission in Somalia.

The ATMIS mission, comprising troops from Uganda, Burundi, Kenya, Djibouti, and Ethiopia, has already withdrawn around 2,000 troops from Somalia, and is expected to complete its withdrawal by December 2024.

The ATMIS mission replaced the African Union Mission to Somalia (AMISOM) in March 2022.

AMISOM, which at its peak had around 20,000 troops, was deployed in Somalia in 2007 to support the country’s transitional government’s fight against warlords and Islamist militias vying for control of territories.

“I think (the mission) has been successful,” Omar Mahmood, Somalia analyst for the International Crisis Group (ICG) tells EFE.

He believes that every positive development in Somalia since 2007 is down to the improved security situation provided by the peacekeeping mission.

“Not only did they retake the capital, Mogadishu, but now you can also travel to any of the five federal states, at least the cities,” he added.

During the mission, largely funded by the European Union, Somalia strengthened its armed forces while simultaneously striving to build a state frequently labeled as failed by the international community.

But despite the growth in troop numbers, Somalia forces remain “unprepared” to take over the fight against al-Shabaab jihadists, who control parts of the central and southern regions, Mahmood warns.

“The general transition process will need to be longer,” the analyst says.

After years of stagnation, the fight against al-Shabaab gained momentum when President Hassan Sheikh Mohamud took office in May 2022, declaring a full-scale war against the militias in Somalia.

Through an alliance between the army and largely rural armed clan militias, the government was initially able to regain control of several areas.

However, that early momentum was slowed by significant defeats, leading the Somali government to request a “technical pause” in ATMIS withdrawal in September.

Although in recent months the mission has not been involved in combat due to a lack of funds, providing only logistical or supply support, its departure could still have a significant impact.

“The reason the Somali Army can focus on the offensive is because ATMIS maintains control over other areas. The Somalis do not have enough soldiers to do both,” Mahmood insists.

Maritime police commander Ahmed highlights the crucial role of society in assisting state forces in maintaining security in the federal state of Puntland, which, along with the northern self-proclaimed secessionist region of Somaliland, is the only region that does not have the presence of the AU troops.

Somalia gains on arms purchase pose new burden on EAC peers

0


Thursday December 7, 2023
By AGGREY MUTAMBO

Somalia’s entry into the East African Community (EAC) as well as promising domestic reforms helped earn the country a lifting of an arms embargo imposed 31 years ago, initially to tame warlords but later target Al Shabaab militants.

But celebrations for the move by the UN Security Council (UNSC) last week could come with new worries among peers in the EAC where irregular flow of weapons through porous borders has often led to frequent violent extremism.

Lifting of the embargo allows Mogadishu to arm its police and military forces with modern weaponry. But peers in the EAC face Somalia’s big task of ensuring weapons that fall in the wrong hands are not used perpetuate violence in their borders.

Diplomats who spoke at the UNSC’s briefing on Friday cited Somalia’s continued legal reforms in security and financial sectors, as well as its readiness for integration with neighbours among biggest influences to lift the restrictions.

Japanese Diplomat Shino Mitsuko said her country supported the new resolution because it targets violators rather than a government seeking to rebuild.

She argued Somalia will now be free to engage in “enhance greater regional cooperation to degrade Al Shabaab in the region”.

Al Shabaab remains banned from purchasing or accessing weapons in the international market and countries must work together to ensure no violations.

Abukar Dahir Osman, Somalia’s Permanent Representative to the UN, said his country will now be ready to “confront security threats, including those posed by Al Shabaab”.

“Sustainable peace and security can only be achieved through a comprehensive approach that integrates security measures with initiatives aimed at fostering long-term stability and prosperity,” he said.

Somalia announced it will immediately proceed with the second drawdown of African Union Transition Mission in Somalia (Atmis) with a new batch of 3,000 troops expected to leave Somalia by end of this month. Atmis should be completely out of Somalia by December 2024.

The move by the UN Security Council meant President Hassan Sheikh Mohamud had delivered two of his three promises; joining EAC and having an embargo imposed in 1992 lifted. The third goal is to attain debt relief, allowing Somalia to discuss lending terms with international financial institutions.

All three are important but the arms embargo could affect relations between Somalia and its federal states, as well as be forced to make urgent reforms that could stop illegally re-arming Al Shabaab from the national armoury.

In addition, critics say it will not be Mogadishu’s headache alone. Hilaal Institute, a security think-tank in Mogadishu, suggested the embargo which has lasted 31 years, was being lifted prematurely.

“The evidence suggests that the premature lifting of the arms embargo could precipitate a range of adverse outcomes, from intensifying clan conflicts and enabling illicit arms flows to posing broader threats to regional and global stability,” Hilaal concluded in advisory last week.

“The interplay of domestic dynamics – the clan-based societal structure, limited government control over ports of entry, open arms markets in Mogadishu, and instances of Somali National Army (SNA) weapons appearing on the open market.”

Just a week after Somalia had been formally admitted into the EAC, the arms embargo lifting generated a celebration in Mogadishu.

President Mohamud and his Prime Minister Hamza Barre were saying the same thing: Somalia is ready to confront its arch-enemy Al Shabaab now that it will be allowed to arm itself.

“The voting in our (Somalia’s) favour has several benefits,” said the president, noting that Somalia’s armed forces will be sufficiently empowered.

“Next, this empowerment will pave the way for clearing the Khawarij (religious deviants) from the country,” he added in clear reference to the Al Qaeda-linked Al Shabaab.

Mohamud reiterated that this total permission gives Somalia a leeway to buy the weapons it needs to defeat terrorists and secure its borders.

“Besides, members of the international community can have the faculty to offer us arms and ammunitions that can help our drive to stabilise our nation,” he said.

Perhaps Mogadishu’s first headache is to ensure it remains united on the issue given the federated structure the country has adopted in the last 15 years with regional governments enjoying significant autonomy and laws leaving gaps for anyone to interpret.

Somaliland, the breakaway region that self-declared independence more than 32 years ago, on Saturday said the UN Security Council must tighten checks on Somalia to ensure warlords do not emerge.

“We believe that lifting the embargo at this time would have detrimental ramifications for Somaliland, the Horn of Africa region, and the international community,” Somaliland government said after the vote in a statement.

Somaliland is yet to be accepted internationally as an independent country even though it runs its own government, military, currency and central bank.

Its history with the Somali civil war, that led to the initial imposition of the embargo in 1992, is that the government of then Somali leader Siad Barre bombarded its capital Hargeisa where a rebellion had first emerged against Somalia.

Somaliland claims some 200,000 people were killed in those episodes and says part of the problem was irregular flow of weapons and no accountability on usage.

Recently, clan militias engaged Somaliland in Las Anod, a region straddling Somaliland and Puntland federal state. The clan militia have since pledged allegiance to Mogadishu which they want to directly administer the region until it creates sufficient structures to become a new federal state.

But that is both a problem and benefit for Somalia. A problem because the law does not yet guide on the formation of federal states nor does it create a limit. But with the clans aligning with Mogadishu, it means Somaliland loses more ground at seeking international recognition.

“The emergence of clan militia groups such as Lasanod ones, aligning themselves with extremist entities presents a clear and present danger in the region. Lifting the embargo could fuel these groups, jeopardising regional security and exacerbating ongoing humanitarian crises,” Somaliland argued in a statement.

Both Hargeisa and Mogadishu however agree that there are gaps in weapons management, something which the UN Panel of Experts on Somalia had argued in previous reports after it found weapons donated to the government forces had been sold off in the black market to Al Shabaab.

Hargeisa argues there has been no demonstration that Mogadishu can account for its weapons and hence there is a danger of diverting weapons to terror groups. The two sides also can’t agree on the definition of terrorists.

Yet, Mohamud did admit his government faces the challenge of establishing a proper weapons management system.

“It is the mandate of the government to keep strict records of arms inventory,” said Prime Minister Hamza Barre.

Usually, Al Shabaab tends to increase its tempo of attacks both inside and outside Somalia when it gains more access to weapons and money.

Previously, the militant group smuggled charcoal to fund its terror attacks in neighbouring Kenya and Uganda. Then the group changed its tactics by infiltrating key government agencies like the revenue authorities and security agencies. A top diplomat in Kenya said they have genuine concerns about management of arms inventory, but said Kenya welcomed the lifting of the embargo because it allows Somalia and peers to collaborate better on security management as regional forces under the Atmis start to leave Somalia this month.

In the past, Kenya had been among countries that sought tougher sanctions on Al Shabaab including having them listed in the same regime as Al Qaeda. But strong lobbying from activists curtailed the move as some argued it could lead to collective punishment of innocent civilians in areas Shabaab’s control.

In Mogadishu, local radio shows aired call-ins from locals, with some being bland about the arms embargo.

“There is no point in celebrating the lifting of the arms embargo unless the authority establishes a demonstrable means of controlling the arms,” quipped a listener of Kulmiye Radio, an independent broadcaster in Mogadishu. Several other political figures in Somalia also took the same cautious view.

But government officials see it as a first good sign. The Resolution 2714/23 lifted Resolution 733/92, which had been amended several times to reflect the menace of Al Shabaab.

The council however will still require Somalia to submit a list of weapons purchased to its sanctions committee, and Mogadishu is required to establish a national inventory of weapons besides promoting adequate training of the police and military.

The council also says Somalia must also vet and license private security firms that seek to import weapons into the country and that it must ensure those weapons are not resold, transferred or supplied to entities that are not entitled to use the equipment.

Ghanaian Diplomat Harold Adlai Agyeman, speaking on behalf of Gabon and Mozambique (African members in the council), said Somalia had already made positive steps in setting up a weapons management system, “which has been recognised in the resolution”.

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn

Khamiiis -December-7-2023-{HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Dad horay u afdubteen AS oo la soo daayay iyo warkii u danbeyay gobalka Mudug

Khamiiis -December-7-2023-{HMC} Dad horay u afdubteen AS oo la soo daayay iyo warkii u danbeyay gobalka Mudug

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA