Home Blog Page 552

Somali President urges scaled-up climate finance at Africa Climate summit

Tuesday 9,September ,2025 {HMC}  Somali President Hassan Sheikh Mohamud has urged the international community to scale up climate finance “at an adequate scale and on appropriate terms,” stressing that Africa’s development and global decarbonization are inseparable.

Speaking Tuesday at the Second Africa Climate Summit (ACS2) in Addis Ababa, Mohamud underscored Somalia’s extreme vulnerability to climate change despite its negligible role in global emissions.

He pointed to the devastating 2021–2023 drought, which affected 7.8 million people — nearly half of Somalia’s population — causing widespread food insecurity, loss of livelihoods, and mass displacement.

The president outlined Somalia’s recent climate milestones, including the Green Somalia Initiative to plant 10 million trees, a $10 million pledge to the Great Green Wall, establishment of the National Climate Fund, and a $100 million Green Climate Fund partnership launched in 2024. Somalia was also the first East African nation to submit its updated Nationally Determined Contribution (NDC) 3.0, he noted.

“The climate crisis is exacting a severe toll on the Somali people,” Mohamud said, urging global partners to operationalize and capitalize loss and damage mechanisms, turning pledges into “predictable, timely disbursements that reach frontline countries like Somalia directly.”

Mohamud was accompanied by a high-level delegation including Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, Environment Minister Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama, Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali (Dhaay), Finance Minister Bihi Iman Egeh, and Somalia’s Ambassador to Ethiopia Abdullahi Warfa, underscoring what officials described as a “united front” on climate leadership.

Source Hiiraan Online

{DAAWO MUQAALKA} Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay eedeeyntii ka imaatay Itoobiya.

0
Talaado  09, Sep 2025 {HMC}Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay eedeeyntii ka imaatay Itoobiya.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Saameeyn intee la’ek ayey Dalalka suudaan iyo masar ku yeelan Doontaa Biyo Xireenka wabiga Niil.?

0

Talaado  09, Sep 2025 {HMC} Saameeyn intee la’ek ayey Dalalka suudaan iyo masar ku yeelan Doontaa Biyo Xireenka wabiga Niil.?

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

 

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweynaha Soomaaliya oo Keenya iyo jabuuti kala hadlay Dagaalka AS

0

Talaado  09, Sep 2025 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya oo Keenya iyo jabuuti kala hadlay Dagaalka AS

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

 

Dowladda Soomaaliya oo difaacday Jaamacadda Carabta kaddib Eedeyntii Itoobiya

0

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa difaacay Jaamacadda Carabta kadib markii safiirka Itoobiya ee Soomaaliya uu ku eedeeyay ururka Jaamacadda Carabta inuu dhinac u janjeero muranka ka taagan wabiga Nile.

Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in Jaamacadda Carabta ay door muhiim ah ku leedahay xoojinta iskaashiga dalalka xubnaha ka ah iyo ilaalinta madaxbannaanidooda.

Fiqi ayaa xusay in Soomaaliya ay qiimeyso taageerada joogtada ah ee Jaamacadda Carabta ay ku bixiso dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya.

“Soomaaliya waa xubin muhiim ah oo ka tirsan Jaamacadda Carabta, waana ku mahadsan tahay taageerada joogtada ah,” ayuu yiri Fiqi. “Ujeeddadeedu waa xoojinta isku duubnida iyo wada shaqeynta dalalka xubnaha ka ah.”

Hadalka wasiirka ayaa yimid kadib markii Danjire Suleyman Dedefo uu si cad u dhaliilay Jaamacadda Carabta, isagoo ku eedeeyay inay u adeegto sidii farac siyaasadda arrimaha dibadda ee Masar.

Dedefo wuxuu ku dooday in ururku had iyo jeer kasoo horjeedo mowqifka Itoobiya ee webiga Nile, isla markaana uu iska indha tiro dhibaatooyinka bini’aadantinimo ee ka jira dalalka Carabta.

Wuxuu sidoo kale iska tuuray walaacyada Masar ka qabto Biyo-xireenka Weyn ee Itoobiya (GERD), isagoo ku tilmaamay kuwo aan sal iyo raad toona lahayn.

“Itoobiya waxay sii wadi doontaa dhismaha biyo-xireenno cusub,” ayuu yiri, isagoo ku daray in dadaallada Masar ee lagu carqaladeynayo horumarka Itoobiya ay “horay ugu fashilmeen.”

Jaamacadda Carabta ayaa dhawaan cambaareysay Itoobiya, kadib markii ay sii wadday mashruuca GERD iyadoo aan heshiis sharci ah oo biyo qaybsiga ah la gelin Masar iyo Suudaan.

Qahira waxay ku doodaysaa in biyo-xireenka uu khatar ku yahay amniga biyaha dalkeeda, halka Addis Ababa ay ku doodayso inay isticmaaleyso xuquuqdeeda qarannimo ee kheyraadkeeda dabiiciga ah.

Soomaaliya waxay wajahayaan xaalad diblomaasiyadeed oo adag, iyadoo isku dayaysa inay dheelitirto xiriirka ay la leedahay Itoobiya iyo Masar labadaba, iyadoo weliba dooneysa inay xiriir adag la sii yeelato labada dhinac.

Madaxweynaha Xasan Sheekh iyo madax kale ayaa ka qeyb galaya Daahfurka Biyo xireenka Itoobiya

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madax kale ayaa ka qeyb galaya Daahfurka Biyo xireenka Itoobiya iyadoo dhawaan la filayo in Ciidanka Masar ay yimaadaan Soomaaliya.
Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xili Xiisada Masar iyo Itoobiya cirka ay isku sii shareerayso, Soomaaliyana ay labadoodaba la leedahay xiriiro diblumaansiyeed.

Wiilal dhalinyaro ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay duleedka magaalada Baledweyne?

0

Talaad 8 Sep 2025 {HMC} Kooxo hubeysan oo la tilmaamay iney burcad ayaa saakay aroornimadii hore ku dilay duleedka magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan dil iyo dhaawac ugu geystay wiil oo dhalinyaro aha.

Laba wiil ayaa mid ka mid ah la xaqiijiyay inuu u dhintay rasaas burcada si bareer ah ugu dhufteen halka midka kalana uu soo gaaray dhaawac culus, sida ay warbaahinta gudaha u sheegeen qof ka mid ah ehelka wiilka dhintay.

Dhacdadaan dilka iyo dhaawaca ayaa si gaar ah uga dhacday nawaaxiga tuulada Helekilyo oo dhanka Waqooyi bari kaga beegan Baledweyne ilaa 4 KM.

Burcada dilka iyo dhaawaca geystay ayaa la soo wariyay iney isaga baxsadeen goobta ay falkaan ka geysteen, mana jirto wali wax war ah oo kasoo baxay dhanka laamaha amaanka degmada Baledweyne.

“Labada wiil ee midna la dilay midna la dhaawaca waxay wateen Gaari Dameero ku rarna Bal oo ay u soo wateen Suuqyada balka lagu iibiyo ee magaalada Baledweyne, waxaana wada u galay burcad dooneysay iney dhac u geystaan” ayuu yiri qof ka mid ah ehelka Wiilka la dilay..

Si kastaba ha ahaate dhacdadaan ayaa kusoo aadeysa, iyadoo mudooyinkii dambe ay si aad ah ugu kordhayeen gudaha magaalada Baledweyne falalka amni daro oo ay geysanayaan burcad hubeysan oo dadka shacabka ah ka dhacaya taleefanada gacanta lagu qaato iyo waxyaabahii kale op ay u arkaan kuwa muhiim ah.

{DAAWO MUQAALKA} Dood Xoogan oo ka Dhalatay Masjid labo iimaam Salaadii Maqribkii Tujisay.

0

Talaado  09, Sep 2025 {HMC}Dood Xoogan oo ka Dhalatay Masjid labo iimaam Salaadii Maqribkii Tujisay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

 

{DAAWO MUQAALKA} FALAQEEYNTA CAAWA- Xiisad Dagaal oo ka taagan Sool iyo Qorshaha daah furka biyaha….

0

Isniin 08, Sep 2025 {HMC} FALAQEEYNTA CAAWA- Xiisad Dagaal oo ka taagan Sool iyo Qorshaha daah furka biyaha….

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Muxuu MW Xasan uga hadlay Hadalkii uu ka jeediyay Shirka ka socda Itoobiya.?

0

Isniin 08, Sep 2025 {HMC} Muxuu MW Xasan uga hadlay Hadalkii uu ka jeediyay Shirka ka socda Itoobiya.?

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA