Talaado , 24 Juun 2025 {HMC} Dowladda wey nagu fiistay in laga hortago AS ka imaanaya Jilib ilaa Bu’aale Hiiraan.
{DAAWO MUUQAALKA} Iiraan oo Saakay Weeraro Culus ka wada Israa’iil.
Talaado , 24 Juun 2025 {HMC} Â Iiraan oo Saakay Weeraro Culus ka wada Israa’iil.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {24-06-2025}
Talaado, 24 June 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yasiin Ali Ahmed
Farsamadii ::Mustaf Ali Addow
HOOS KA DHAGAYSO WARKA SUBAXNIMO
Madaxweyne Trump “Xabbad joojintu waa ay hirgashay”
Talaado 24 June 2025 {HMC} Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa bartiisa X ku soo qoray “Xabbad joojintu waa ay hirgashay, Fadlan ha ku xad-gudbin”
dhinaca kalle Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday in dhankeeda ay ka hirgashay Xabad joojintii, wasiirka arrimaha dibada Abbaas Caraaji ayaa sidaas sheegay.
Daqiiqadihii u dambeeyey ay Tehran weerartay, goobo kale duwan oo kuyaala gudaha magaalooyinka ISR|L waxaana ku dhintay in ka badan 12 qof, sida ay sheegayso warbaahinta gudaha.
WAR DEG DEG AH: Iran & Israel oo ku heshiiyey xabad joojin.
Talaado 24 June 2025 {HMC} Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ku shaaciyay bartiisa Truth Social in Iiraan iyo Israa’iil ay ku heshiiyeen xabbad-joojin buuxda
Xabad joojinta ayaa billaaban doonta 6 saacadood gudahood, marka labada dhinac ay dhammeeyaan howlgalladooda ugu dambeeya.
Ka shaqeynta Xabbad-joojintu waxay socon doontaa 12 saacadood, ka dibna dagaalka waxaa si rasmi ah loogu aqoonsan doonaa inuu dhammaaday.
Trump wuxuu intaas ku daray in dagaalkan loogu yeerayo:”Dagaalkii 12-ka maalmood (The 12 Day War).”
Xiligan oo saacada geeska afrika tahay 1:23am duqeymo xoogan ayaa ku socda magaalooyinka Israel taasoo ay geysaneyso Iran oo ka aargudaneysa duqeymo caawa fiidkii Israel ka geysatay magaalada Tehran wax yar ka dib weerarkii Iran ku qaaday Qatar iyo Ciraaq.
Xabad joojinta ayaa la filayaa iney dhaqan gasho waaberiga Talaadada beri ah illaa barqanimada sidala la qiyaasayo
Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay weerarkii Iran ay ku qaaday Dowladda Qatar.

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay Xaalkada Bariga Dhaxe ee Caawa.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Maxkamadeynta Askari ciidanka qaraxa u dhigay ee Shacabka ay soo qabteen.
Isniin, 23 Juun 2025 {HMC} Maxkamadeynta Askari ciidanka qaraxa u dhigay ee Shacabka ay soo qabteen.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaano Dimuqraadi ah oo Ku Baaqay in Madaxweyne Trump Xilka Laga Qaado.
Isniin, 23 Juun 2025 {HMC} Xildhibaano Dimuqraadi ah oo Ku Baaqay in Madaxweyne Trump Xilka Laga Qaado.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Mucaaradka Dowladda oo war kasoo saaray gogoshii uuu u diray Madaxweyne Xasan.
Isniin, 23 Juun 2025 {HMC} Mucaaradka Dowladda oo war kasoo saaray gogoshii uuu u diray Madaxweyne Xasan.



