Home Blog Page 799

{DAAWO MUUQAALKA} Masuul ka tirsan Dowladda Filand oo gaaray Muqdisho.

0

Arbaco 11, June 2025 {HMC} Masuul ka tirsan Dowladda Filand oo gaaray Muqdisho.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dowladda Soomaaliya oo howlgalisay Diyaaradihii Turkiga uu keenay Soomaaliya.

0

Arbaco 11, June 2025 {HMC} Dowladda Soomaaliya oo howlgalisay Diyaaradihii Turkiga uu keenay Soomaaliya.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Macawisleyda Hiiraan oo Digniin adag ujeediyay dadka AS la shaqeeyo.

0

Arbaco 11, June 2025 {HMC} Macawisleyda Hiiraan oo Digniin adag ujeediyay dadka AS la shaqeeyo.

 

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Puntland oo War Kasoo Saartay Ganacsato kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo Gaalkacyo lagu xiray

0

Arbaco 11, June 2025 {HMC}Puntland oo War Kasoo Saartay Ganacsato kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo Gaalkacyo lagu xiray

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn 11 06 2025

Arbaco 11, June 2025 {HMC}Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :: Abdiqani Osoble & Shugri Baryare

Farsamadii :: Yaasiin Cali

 

Somalia Participates in FOCAC Coordinators’ Meeting, Calls for Deeper, Impact-Driven Cooperation

Wednesday 11, June ,2025 {HMC} Changsha, June 11, 2025 – The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Abdisalam Abdi Ali, participated on Wednesday in the Ministerial Meeting of Coordinators on the Implementation of the Outcomes of the Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC) held in Changsha, Hunan Province.
Representing Somalia at this high-level platform, the Minister reaffirmed the country’s strong commitment to a principled partnership with China—one rooted in mutual respect, shared development goals, and tangible outcomes. He warmly welcomed the new initiatives announced by President Xi Jinping and Foreign Minister Wang Yi, praising them as aligned with the real needs of Africa and reflective of China’s consistent support to the continent.
“In the 25 years since FOCAC was launched, Africa has undergone meaningful transformation—from modern roads and ports to digital innovation and human development. This is a partnership that speaks through results, not rhetoric,” the Minister said in his address.
The Minister outlined Somalia’s development priorities, including investment in human capital, digital governance systems, infrastructure, and value-added trade. He called for stronger cooperation in these areas to support Somalia’s recovery and reform agenda.
“Somalia seeks a future where partnership translates into real opportunities for our people—where we build, produce, educate, and connect. That is the kind of cooperation we stand for,” he noted.
The Changsha meeting comes at a moment when Somalia is asserting its place in international diplomacy and development dialogue. The Minister made clear that Somalia is ready to contribute meaningfully to FOCAC’s next chapter, with a focus on delivery, inclusion, and long-term impact.

Iran shaacisay goobaha ay weerari doonto haddii Mareykanka duullaan ku soo qaado.

Arbaco 11, June 2025 {HMC} Dowladaha Iran iyo Mareykanka ayaa mar kale ku ballansan wadaxaajood ay ka yeelanayaan hubka Nukliyeerka Iran, waxaana aad u yar rejada laga qabo in wadahadalka labada dal u dhaxeeya uu noqdo mid miro-dhala oo guul kusoo dhammaada.

Wasiirka Difaaca dalka Iran, Jen. Aziz Nasirzadeh, ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisa xaalad kasta uu diyaar u yahay, waxa uuna Wasiirka shaaciyay in rejo ka filayaan wadahadalada Mareykanka la leeyihiin, haddii ay fashilmaan oo dagaal dhacana ay diyaar u yihiin in ay is difaacaan.

Jen. Aziz Nasirzadeh, ayaa caddeeyay haddii ay fashilmaan wadahadalada Mareykanka la leeyihiin , uuna taa badalkeeda Mareykanka weerar kusoo qaado, in iyana ay weerari doonaan saldhigyada Mareykanka ku leeyahay dalalka ariga Dhaxe kuyaalla.

“In kasta oo aan ku rajo weynahay in la gaaro xal diblomaasiyadeed oo guuleysta, waxaan u diyaargarownay xaalad kasta, haddii colaad nalagu qasbo, cadowgu wuxuu la kulmi doonaa khasaare weyn, haddii ay dhacdo, Mareykanka waxaan ku qasbi doonaa inuu ka baxo gobolka. Dhammaan saldhigyada Mareykanka waa mid aan awoodno, mana ka waaban doono inaan ku weerarno dhulka dalalka ay ku sugan yihiin.” ayuu yiri Wasiirka Difaaca Iran.

Wasiirka Difaaca dowladda Iran , ayaa shaaciyay in dhawaan tijaabiyeen gantaal ay ku rakiban yihiin madax 2-tan ah, oo awood u leh inuu burburiyo saldhigyada ciidamada Mareykanka ee ku yaalla dalalka Carbeed iyo kuwa kale ee bariga dhexe.

Dowladda Mareykanka , ayaa marar badan ku hanjabtay in ay weerari doonto dalka Iran, haddii ay fashilmaan wadahadalada lagu doonayo in Iran meesha uga saarto hubkeeda Nukliyeerka, halka dowladda Iran iyana diidan tahay cadaadiska Mareykanka iyo Israa’iil.

Ciidamada Soomaaliya oo tijaabo ku billaawday diyaaradaha Turkiga siiyeen

Arbaco 11, june.2025 {HMC}  Dowladda Soomaaliya ayaa tijaabo ku billaawday diyaaradaha casriga ah ah ee Atak ah, kuwaasi oo dhawaan Turkiga ku wareejiyay Ciidamada Cirka Soomaaliyeed.

Diyaaradaha ayaa la arkayaa iyaga oo dul heehaabaya Saldhiga Turkisom ee Ciidamada Turkiga ku tababaraan ciidamada Xoogga dalka.

Sidoo kale, Diyaaradaha ayaa lagu arkay furimaha hore ee dagaalka ka dhanka AS, iyaga oo taageeraya ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka.

Turkiga ayaa bilaabay fulinta heshiis difaac oo uu la saxiixday Soomaaliya bishii Febraayo 2024, kaasoo qeyb ka ah taageero ay ku bixineyso tababarka iyo dhismaha ciidan xooggan.

Dhowr duuliye Soomaali ah ayaa Turkiga ku soo dhameystay tababar diyaaradaha dagaalka ee Atak, kuwaasoo haatan la keenay Muqdisho.

Madaxweyne Erdogan ayaa sheegay in Turkigu sii wadi doono taageerada dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Taageeradan milateri ayaa imaneysa xilli ay Soomaaliya ay isku diyaarineyso doorashooyinka qof iyo cod ee la qorsheeyay 2026, kuwaasi oo dowladda qorsheynayso in lagu billaabo Golaha Deegaanka.

Maxaa Ka Jiro in Ciidamada Khalifa Haftar aay taageeraan weerarada maleeshiyada RSF

Arbaco 11, june.2025 {HMC}  Xafiiska Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka Sudan ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyada RSF, oo taageero ka helaysa ciidamada Liibiya ee uu hoggaamiyo General Khalifa Haftar, ay weerar ku qaadeen xuduudaha ay wadaagaan Sudan, Masar, iyo Liibiya.

Warsaxaafadeedka milateriga Sudan ayaa lagu sheegay in weerarkan uu yahay isku day lagu doonayo in maleeshiyada Daglo, oo si ballaaran u taageeraya Imaaraadka Carabta, ay gacanta ku dhigaan aagga xuduudkaas istiraatiijiga ah.

Milateriga Sudan ayaa cambaareeyay waxa ay ku tilmaameen faragelin militari oo toos ah oo ay ciidamada Khalifa Haftar ku hayaan gudaha dalka Sudan, taasoo ay ku sifeeyeen mid ah weerar cad oo ka dhan ah madax-bannaanida dalka, dhulkiisa iyo dadkiisa.

“Shacabka iyo Ciidanka Xoogga Dalka Sudan waxay si adag u difaaci doonaan dalkooda, madax-bannaanidooda iyo karaamadooda,” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay afhayeenka ciidanka.

Cholera Outbreak Claims One Life in Kakuma.

Wednesday 11, June 2025 {HMC} One person is confirmed to have died of cholera since the first case of the highly communicable disease was reported last month in Kakuma.

Turkana County Health Rapid Response Team (CHRRT) was informed that since the first case of the disease was detected on the 18th of May, only one fatality was confirmed amid fears that the highly contagious disease could further spread in the densely populated refugee camps in Kakuma.

A crisis meeting was held on Monday to evaluate the current status of the disease and come up with an action plan to contain further spread of the water borne disease in Kakuma and Kalobeyei settlements areas.

The purpose was to share updates on the current situation, ongoing response, and highlight existing gaps in need of urgent support to contain further spread.

“As of June 8, 2025, there is one new case reported in Amusait Hospital located in Kakuma Refugee Camp. Since the first case was reported on May 18th, there have been a total of 74 reported cases with 30-laboratory confirmed cases, and one fatality,” the Chief Officer for Preventive and Promotive Health, Jane Rose Tioko said.

Tioko mentioned the county has initiated a rapid response in conjunction with relevant stakeholders to mobilise for support for strengthening preventive measures within the host and refugee communities in Kakuma and Kalobeyei.

The team has already identified areas for strengthening response, including sensitizing healthcare workers and community health promoters on cholera detection and case management, boosting water supply, and improving water treatment at both the water sources and household level.

With the ongoing continued mass sensitization efforts and community engagement, the team also highlighted the need for additional healthcare workers to support the teams on ground and at the border points of entry.

The members present included technical working group leads, directors and program officers from the County Health Rapid Response Team.


By Peter Gitonga