Arbaco 15, May 2025 {HMC} Ciidamada Puntland oo Gaaray goobihii ay Duqeeyeen Diyaaradaha Mareeykanka.
Dowladda Soomaaliya oo odooyal dhaqamed ku xirtay gobolka Gedo.
Arbaco, May 14, 2025 {HMC} faahinno dheeraad ah ayaa
waxaa laga helayaa tiro odayaal ah oo shalay lagu xiray gudaha magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo.
Odayaasha la xiray oo gaaray illaa 10 Oday dhaqameed ayaa shalay shir
jaraa’id ku qabtay magaalada, waxayna kasoo horjeestay qorshaha
dowladda ay ku wajaheyso xaaladda Jubaland, waxaana lasoo wariyay in ay
soo xiraan ciidamada booliska Garbahaarey.
Arrintan ayaa dhalisay buuq xooggan iyo in durbo xaalad laga dareemo
gobolka Gedo oo mar kale wajahaya xiisad u dhexeyso Dowladda Federaalka
iyo Jubaland.
Ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo kasoo baxay maamulka degmada iyo
saraakiisha ciidamada oo ku aadan xarigga maanta loo gaystay qaar kamid
ah odayaasha gobolka Gedo.
Dhinaca kale Jubaland oo ka hadashay arrintan ayaa si weyn u
cambaareysay xarigga odayaasha, waxayna ku eedeysay dowladda ineey qas kawado deegaanada jubbaland.
Waxaa kale oo jirtay in Jubaland ay maanta sheegtay in la afduubtayAxmed
Xuseen Jaamac oo ka mid ah ururada bulshada rayidka ee degmadaasi, kaas
oo ay sheegtay in lagala baxay gurigiisa.
“Axmed Xuseen Jaamac oo ka mid ah ururada bulshada rayidka ayay
gordhow Ciidamo ka Amar qaata Xasan Sheekh Maxamuud iyo Kooxdiisa ka
afduubteen gurigiisa oo ku yaalo degmada Garbahaareey ee xarunta
Gobolka Gedo” ayaa lagu yiri qoraalka Jubaland.
Xiisadda Muqdisho iyo Kismaayo ayaa haatan u muuqata inay dib usoo laba
kacleysay, waxaana huriyay bayaankii kasoo baxay shirkii u dambeeyey ee
Golaha Wadatashiga Qaranka oo lagu sheegay in loo baahan yahay in sharci
loo wajaho xaaladda Jubbaland.
{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {14.05.2025}
Arbaco, May 14, 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Ali Ahmed
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO
Somalia, Turkey deepen ties in fisheries and blue economy cooperation.
Wednesday 14,May 2025 {HMC} Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, held a high-level meeting with Turkish Ambassador to Somalia, Alper Aktas, in Mogadishu to advance bilateral cooperation in the fisheries and maritime sectors.
The two officials discussed expanding joint efforts in sustainable fisheries management, aquaculture development, capacity building, and investment opportunities in Somalia’s vast marine resources. They emphasized the importance of technical exchange, infrastructure development, and combating illegal fishing in Somali waters.
Minister Ahmed Hassan expressed gratitude for Turkey’s ongoing support to Somalia’s fisheries sector, noting that there are substantial opportunities for Turkish investors in fish processing, cold storage, and coastal development.
Ambassador Aktas reaffirmed Turkey’s commitment to deepening cooperation with Somalia in the blue economy, pledging to share Turkish expertise and invest in Somalia’s maritime development to help unlock the country’s economic potential.
The meeting underscores the growing partnership between Somalia and Turkey, particularly in strategic sectors like fisheries that are central to Somalia’s economic recovery and food security.
Over 84,000 people affected by Somalia floods since mid-April: .
Wednesday 14,May 2025 {HMC} More than 84,000 people have been affected by flash floods in Somalia since mid-April, the United Nations said Tuesday, leaving at least 17 people killed.
The Horn of Africa is one of the regions most vulnerable to climate change, and extreme weather events are becoming increasingly frequent and intense.
“Since mid-April, flash floods caused by heavy seasonal rains have killed 17 people and affected over 84,000 people in several areas,” UN humanitarian agency OCHA said.
The figure includes people who have displaced, lost shelter, now have a lack of access to humanitarian assistance, or suffer water shortages.
Jubaland, Hirshabelle, South West, Galmudug, Puntland states and Banadir region — which includes capital Mogadishu — were most impacted, OCHA said, leaving more than 8,100 people displaced.
“Critical infrastructure has been damaged,” it added, noting that water points had been submerged and almost 200 latrines were destroyed.
It comes just days after torrential rain in southeastern Banadir killed at least nine people and affected approximately 24,600 others.
“The rains significantly impacted internally displaced people,” OCHA said, citing local authorities.
According to the UN report, meteorologists have warned that more rain is expected in the coming days across southern and central Somalia.
Somalia was hit by intense floods in 2023. More than 100 people were killed and over a million displaced after severe flooding caused by torrential rains linked to the El Nino weather pattern.
Somali President launches ‘Justice and Unity’ Political Party ahead of planned elections
Wednesday 14,May 2025 {HMC} Somali President Hassan Sheikh Mohamud, Prime Minister Hamza Abdi Barre, and the Presidents of Southwest, Galmudug, Hirshabelle, and SSC-Khaatumo were among top leaders who attended the official launch of a new political party, Justice and Unity, in Mogadishu on Monday evening.
The founding congress marked the party’s first national convention and formal entry into Somalia’s political arena. President Hassan Sheikh was unanimously elected as the chairman and presidential candidate of the new party. Other key figures elected as deputy chairmen include Prime Minister Hamza Abdi Barre, Southwest President Abdiaziz Laftagareen, the first Deputy Speaker of the House of the People, and the Deputy Prime Minister as vice-chairpersons. Abdirahman Odowaa, a prominent politician, was elected secretary-general.
Thousands of attendees from Mogadishu participated in the launch, signaling strong support among public and political elite segments. The presidents of Galmudug, SSC-Khaatumo, and Hirshabelle also backed the formation of the conservative party, which is seen as aligning closely with the federal leadership.
Speaking at the event, Prime Minister Hamza called on Somalis to “move past tribalism and embrace democratic governance,” while President Hassan Sheikh emphasized the party’s commitment to implementing one person, one vote elections and completing the long-delayed Transitional Federal Constitution.
Despite the enthusiastic launch, critics have characterized the party as a political alliance between the Federal Government and select regional states. Notably, Puntland and Jubbaland were absent from the launch, reflecting ongoing tensions with the federal administration.
Justice and Unity joins a growing number of political parties preparing for Somalia’s anticipated universal suffrage elections, as the country eyes a democratic transition after decades of indirect electoral models.
Source Hiiraan online
Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka oo xalay loogu dhawaaqay magaalada Muqdisho.
Arbaco, May 14, 2025 {HMC} Shirwayne looga dhawaaqayey xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka ayaa caawa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana xisbigan ku midoobay Madaxda DF sida Madaxweynaha, RW, Gudoomiyeyaasha labada aqal golaha Wasiirada iyo madaxda maamul goboleedyada dalka marka laga reebo Jubbaland iyo Puntland
Waa markii ugu horeysay ee Xisbi noocan ah ay ku kulmaan dhinacyadan, waxaana xisbigan uu go’aamin doonaa nooca doorasho ee dalka ka dhaceysa taasoo ah mid dad badan ka yaabin doonta.
Shirwaynaha Xisbigan Cadaaladda iyo Wadajirka ayaa si rasmi ah u doortay Xubnaha Guddiga Fulinta oo kala ah
1:Dr. Xasan Sheekh Maxamuud
Guddoomiyaha ahna Musharraxa Ururka JSP
2:Xamza Cabdi Barre
Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda, Istaraatiijiyadda iyo Qorsheynta
3:Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen.
Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Amniga iyo Dowlad Goboleedyada
4:Saalax Axmed Jamac
Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhaqaalaha
5:Marwo Sacdiyo Yasiin Samatar
Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Horumarinta Bulshada iyo Wacyigalinta
6:Cabduraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa
Xoghayaha Guud.
Talaabada lagu aasaasay Xisbigan ayaa ku soo beegantay xili muddo xileedka DF ay ka hartay sanad, madaxda dowlad goboleedyada sida Qoorqoor, Cali Guudlaawe iyo Laftagareena uu ka dhacay muddo xileedkii la doortay ayna ku joogaan xafiiska heshiis siyaasadeed oo aan sharuucda dalka waafaqsaneyn.
Siyaasiyiinta mucaaradka qaarkood aya xisbigan ku tilmaamay inuu la mid yahay Xisbigii Hantiwadaaga Kacaanka Soomaaliyeed XHKS ee uu hogaamin jiray dowladii uu majaraha u hayey Marxuum Maxamed Siyaad Barre.
Wasiirka Gaashaandhiga Somalia Axmed Fiqi oo arrintaas ka jawaabaya ayaa diiday in xisbigan uu la mid yahay XHKS wuxuuna xusay iney iyaga ogol yihiin tartan iyo xisbiyo badan oo la loolama XHKS uu ahaa mid aan ogoleyn xisbiyo kale.
Dadka odorasa siyaasadda ayaa aaminsan in Xisbigan uu yahay mid isku qaatay dhammaan awooddii dowladda dhexe iyo tan Dowlad Goboleedyada Koofurta, waxaana sidaas meesha uga baxaya kalsoonida lagu qabi karo siyaasad loo dhan yahay oo ka timaada madaxda ku mideysan. Waxaana dad badan is waydiinayaan sida uu Xisbigu ku soo socon karo, maadaama uu yahay Isbahaysi isku danaysi ah oo dhinacyada ku mideysan ay yihiin kuwo damacoodu yahay xukun dheereysi, oo muddo xileedkooda hadda ka dhamaaday, kuwana hal sano u dhiman yahay.
Mareykanka oo dhammaan Cunaqabateyntii saarneed ka qaaday Dalka Suuriya.
Arbaco, May 14, 2025 {HMC} Madaxweyne Trump ayaa sheegay in maamulkiisa uu qaaday tallaabooyinkii u horreeyay ee lagu soo celinayo xiriirka diblomaasiyadeed ee Mareykanka iyo Suuriya , oo ay weheliso ka qaadista dhammaan cunaqabateyntii uu Mareykanku saaray Suuriya, si buu yiri fursad loo siiyo dawladda cusub.
Waxaa kaloo uu tilmaamay in dadaalka isku soo dhawaanshaha uu ku yimid dhiirri-gelinta dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed bin Salmaan iyo madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, markaasoo la arkay muuqaalka Maxamed Bin Salmaan oo boggaadin ay ka muuqatay
Talaabadan ayaa muujinaysa dadaalka uu Sacuudiga u galay inuu Mareykanka cunaqabateynta ka qaado Suuriya oo ay aqoonsadaan dawladda uu hoggaamiyo, Axmed Sharac oo berri la filayo inuu Riyaad kula kulmo Trump.
Dabaaldegyo ayaa caawa lagu arkay caasimadda Dimishiq iyo guud ahaan dalka Suuriya, kaddib markii uu maanta ku dhawaaqay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump , oo ku sugan Sacuudiga inuu ka qaaday Suuriya, dhammaan cunaqabateyntii uu saaray Mareykanka, nidaamkii la riday ee Bashaar Al-assad
Tallaabadan ayaa gudaha Suuriya looga arkay guushii u sarreysay ee dadka Suuriya ay gaarayaan, tan iyo markii la riday Bashaar Al-assad.
{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Xasan Sheekh “Ururkeenna Wuxuu U Taagan Yahay Dimuqraadiyad Dhab ah”
Talaado 14, May 2025 {HMC} Madaxweyne Xasan Sheekh “Ururkeenna Wuxuu U Taagan Yahay Dimuqraadiyad Dhab ah”
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.
{DAAWO MUQAALKA} RW Xamsa Soomaaliya Waxaa u Furan Fursad Siyaasadeed oo Cusub.
Talaado 14, May 2025 {HMC} RW Xamsa Soomaaliya Waxaa u Furan Fursad Siyaasadeed oo Cusub.



